Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Allposts
  • Dadka Kirishtaanka Ah Ee Kenya Ku Beertay Dhulka NFD Oo Isaga Firxanaya Gobalkaasi [Warbixin]
  • Allposts
  • Warar

Dadka Kirishtaanka Ah Ee Kenya Ku Beertay Dhulka NFD Oo Isaga Firxanaya Gobalkaasi [Warbixin]

February 3, 2026

Kooxaha Kirishtanka ah ee ka hawlgalo dhulka Soomaaliyeed ee NFD ee ay Kenya Gumaysato ayaa waxaa soo food saaray baqdin xooggan oo ay ka qabaan weerarrada ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka wadaan gobalkaasi.

Baadariyaasha ay Dowladda saliibiyada ah Kenya ku beertay gobalkaas oo qaarkood huwan magaca macalinimada ayaa waxa ay Dowladooda baaq degdeg ah ugu direen, in aysan gobalkaasi kasii shaqayn karin islamarkaana ay khatar ku jirta naftooda.

Waxa ay xukuumadda Nayroobi ka codsadeen, in loo wareejiyo meelo kale oo ay si aamin ah uga wadi karaan hawlahooda iyo shaqooyinkooda la xiriira faafinta Kirishtanka.

Cabsidaan xooggan ee soo foogsaartay Kirishtanka sida dhuumalaysiga ah uga hawlgalo dhulka NFD ayaa imaanayso, iyadoo 8 maalin ka hor ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay gudaha magaalada Haluuqa ee Gobalka Gaarisa ku khaarijiyeen Baadari Kenyaati ah.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaana Sanadka 1441-da hijriyada dhanka kalama uu ku beegnaa 2020-ka waxa ay diginin kama danbeys ah siisay dhamaan Kirishtanka ku sugan dhulka Soomaaliyeed ee NFD, sida uu ku sheegeey kalimad uu xiligaasi jeediyay Af-Hayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheeka Dheere), taas fariimo kala duwan oo muhiim ah uu ugu diray Muslimiinta ku nool gobalkaasi ku hoos-jira gumaysiga Dowladda saliibiyada Kenya,isagoo Sheekha sheegay, in meel kasta iyo goob kasta ay ku beegsan doonaan dhamaan Kirishtanka ku sugan dhulka Soomaaliyeed ee NFD.

Waxii ka dambeeyay markii ay baahday kalimadaasi kirishtaankii ugu badnaa ayaa isaga hulleelay ama ka cararay dhulka ay Mulimiinta Soomaaliyeed leeyihiin ee NFD, gaar ahaan kuwii huwanaa magaca macallinimada, sida ay xaqiijiyeen warbaahinta Kenya.

Balse waxaa jira kuwa si qarsoodi ah uga hawlgalo gobalka, kuwaas oo iyagana hadaf u noqday hawlgallada firfircoon ee ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka wadaan dhulalka Muslimiinta ee ay Kenya gumaysiga ku haysato.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-08-1447 Hijri.
Next: Dowlada Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay Usafraan Goballo Ka Tirsan Itoobiya.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-03-1448 Hijri.

August 29, 2026
82 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.
  • Allposts
  • Warar

82 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.

August 29, 2026
Daawo Muuqaalka Weerar Lagu Beegsaday Maleeshiyo Ku Sugnaa Duleedka Teedaan.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerar Lagu Beegsaday Maleeshiyo Ku Sugnaa Duleedka Teedaan.

August 29, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada