Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Masar & Yahuudda Oo La Saadaaliyey Inay Ku Hirdami Doonaan Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Masar & Yahuudda Oo La Saadaaliyey Inay Ku Hirdami Doonaan Soomaaliya.

February 21, 2026

Mid ka mida warbaahinta Yahuudda oo sameeyey qiimeyn ka digaysa xiisad sii kordheysa oo u dhaxeysa Masar iyo Sahaayinada gudaha Geeska Afrika, taas oo sare u qaadaysa suurtagalnimada iska horimaad ciidan oo dadban ama toos ah oo ka dhaca Soomaaliya.

Natsiv Net oo warbaahinta warbixintan daabacday ayaa sheegtay in horumarrada socda ilaa Febraayo 2026 ay muujinayaan tartan sii xoogeysanaya oo u dhexeeya Qaahira iyo Telaabiib, gaar ahaan marka loo fiiriyo faragelintooda sii kordheysa ee Soomaaliya.

Sida lagu sheegay warbixinta, go’aanka Yahuuddu ay dal madax-bannaan ugu aqoonsatay maamulka Somaliland ayaa noqday isbeddel saamayn leh. Waxaanay warbixintu xustay in maamulka C/Fataax As-siisi uu tallaabadaas si adag uga hor-yimid.

Natsiv Net waxay carabowday in Qaahira ay u aragtay aqoonsigaas mid jebinaya madaxbannaanida Soomaaliya, isla markaana uu yahay isku-day ay Yahuuddu ku doonayso inay saldhig istiraatiiji ah kaga hesho Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

Jawaab ahaan, warbixintu waxay ku andacooneysaa in Masar ay dedejinayso qorshe ay doonayso inay ciidamadeeda ugu dirto Soomaaliya. Waxaana qaar ka mid ah ay ku jiraan qaab-dhismeedka howlgalka Midowga Afrika, halka kuwo kalena ay ku aadayaan heshiis lala galay Muqdisho.

Waxay ahayd 11-kii Febraayo 2026, markii Masar ay qabatay dhoolatus ciidan oo ka dhacay Qaahira, kaas oo uu ka qeyb-galay Gurguurte oo ah madaxa Villa Soomaaliya, iyadoo warbixintu ku tilmaantay fariin ka hortag ama digniin ah oo loo dirayay Yahuudda iyo Itoobiya.

Dowladda uu hoggaamiya C/Fataax As-siise ee Masar, si rasmi ah ayay u diidday aqoonsiga Yahuudda ee Somaliland, iyadoo ku sifeysay mid halis ku ah amnigeeda qaran iyo danaha istiraatiijiga ah ee ay ku leedahay Badda Cas.

Saraakiisha Masar iyo kuwa Sahaayinadu midkoodna si fagaare ah uma aysan sheegin inay isku diyaarinayaan iska horimaad millateri, laakiin warbixintu waxay ka tarjumaysaa dareenka sii kordhaya ee gobolka ee ku aaddan saameynta Geeska Afrika.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Ramadaan-1447-Hjr
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-09-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-10-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-10-1447-Hijri

April 9, 2026
Sarkaal Mucaarad Ku Ah Ruto Oo Lagu Afduubtay Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Mucaarad Ku Ah Ruto Oo Lagu Afduubtay Kenya.

April 9, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -21-10-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -21-10-1447 Hijri.

April 9, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada