Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Itoobiya Oo Shaaca Ka Qaadday Inay Diyaarisay Ciidankii Ay Ku Qabsan Lahayd Xeebaha Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Shaaca Ka Qaadday Inay Diyaarisay Ciidankii Ay Ku Qabsan Lahayd Xeebaha Soomaaliya.

February 23, 2026

Dowladda Xabashida Itoobiya oo muddo badan ku taamaysay inay xoog ama xeelad kula wareegto qaybo ka mida badaha Soomaaliya, ayaa haatan diyaarisay ciidan cusub oo ay ugu talo-gashay inay ku qabsato xeebaha Soomaaliya.

R/Wasaare Abiy Axmed oo shalay khudbad ka jeediyey munaasibad ciidan oo ka qabsoontay magaalada Hawassa, ayaa shaaca ka qaaday dhismaha ciidan gaar ah oo uu sheegay inay ka hawl-geli doonaan xeebaha Badda cas ilaa xeebaha Soomaaliya.

Gaal Abiy Axmed, wuxuu sheegay in haatan ay ka guureen tababarradii dhulka iyo buuraha, isla markaana ay u wareegeen tababarrada badda. Isagoo ku ku nuuxnuuxsaday in ciidamada ay diyaariyeen ay awood u leeyihiin in ay ka dagaallami karaan dalalka deriska.

Abiy Axmed ayaa yiri “Laga soo bilaabo cirifka Soomaaliya ilaa cirifka Masawac, waxaan diyaar u nahay inaan taageerno sugidda ammaanka oo aan ka hor-tagno argagixisada badda. Sidoo kale waxaa naga go’an inaan hubinno horumarka iyo barwaaqada gobolkeena.

“Elite Force maaha ciidan keliya sugaya amniga Itoobiya, waa ciidan loogu talo-galay inay qayb ka qaataan hawl-gal kasta oo ka dhici kara gobolka, si loo xaqiijiyo amniga iyo nabadda gobolka, waxay ku hubaysan yihiin tiknoolajiyadda casriga ah, waxaana ka go’an gaarista iyo xaqiijinta hadafkooda. Maaha ciidan kaliya u taagan difaaca Itoobiya, waa ciidan difaac oo loogu talo-galay bariga Afrika, qaaradda Afrika iyo guud ahaanba gobolka. Waan ku faraxsannahay waanan soo dhaweynaynaa.”

Fagaaraha uu Abiy Axmed ka hadlayey oo ahayd munaasibad ciidan oo ka qabsoontay Taliska Hawlgallada Gaarka ah ee Itoobiya, ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay hal-ku-dhegyo lagu xardhay erayo ay ka mid yihiin “Jeclaaw ama necbaaw, Itoobiya masii ahaan doonto dal aan bad lahayn”.

Hadalka Gaalkan, ayaa kusoo aadaya xilli Itoobiya ay xusul-duub ugu jirto sidii ay ku xayuubsan lahayd qaybo ka mida xeebaha Soomaaliya, iyadoo weliba xilligan doonaysa inay food-saaro ka dhigato hab-raacyo lagu sheegay heshiisyo ganacsi oo murtad Cirro uu shaaciyey in dhawaan uu la geli doono maamulka saliibiga ah ee Addis Ababa.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 6-aad}.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-Ramadaan-1447-Hjr

Related Stories

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulxijah-1447-Hijri

May 27, 2026
HAMBALYO: CIID MUBAARAK DHAMMAAN DADKA MUSLIMIINTA AH.
  • Allposts
  • Warar

HAMBALYO: CIID MUBAARAK DHAMMAAN DADKA MUSLIMIINTA AH.

May 26, 2026

Sawirro

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada