Wafdi saraakiil Mareykan ah oo ka tirsan taliska ciidanka Mareykanka ee Africom ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay booqasho ku tageen magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka ridada ee Jubaland.
Saraakiishaan ayaa waxaa hoggaaminayey Taliyaha howlgallada gaarka ah ee Mareykanka ee Africa General Klood Tuudar waxaana ku weliyey safarkiisa xubno saraakiil ah oo ka tirsan taliska Africom.
Wafdigaan ayaa markii ay tageen magaalada Kismaayo waxay kulan la qaateen madaxa maamulka ridada ee Jubaland murtad Axmed Madoobe, iyagoona kala hadlay ladagaalanka Mujaahidiinta iyo walaaca ay ka qaaban howlgalada Mujaahidiinta ee lagu beegsanayo maleeshiyaatka murtazaqada Bangaraafta ee Mareykanka uu tababaray.
Saraakiishaan Mareykanka ayaa cabsi ka muujiyey howlgallo Mujaahidiinta ka fuluyeen deegaano ka tirsan Jubooyinka oo lagu beegsaday maleeshiyaatka ridada Bangaraafta iyo kuwa Jubaland.
Weeraro isugu jiray dagaallo toos ah iyo qaraxyo ayey Mujahaidiinta ku beegsadeen maleeshiyaatka ridada ee Bangraafta kuwaasi oo ka dhacay labadii bilood ee lasoo dhaafay duleedka Kismaayo, islamarkaana lagu dilay saraakiil iyo maleeshiyaat murtadiin ah.