Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Gurguurte Iyo Kooxdiisa Oo Lagu Eedeeyey In Dagaal Sokeeye Ka Hurinayaan Deegaannada ‘Koonfur Galbeed’.
  • Allposts
  • Warar

Gurguurte Iyo Kooxdiisa Oo Lagu Eedeeyey In Dagaal Sokeeye Ka Hurinayaan Deegaannada ‘Koonfur Galbeed’.

March 24, 2026

Maamulka ashahaado-la-dirirka Koonfur Galbeed ayaa eedayn culus u jeediyey kooxda Villa Soomaaliya ee garwadeenka uu ka yahay murtad Xasan Sheekh Maxamuud.

War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Koonfur Galbeed, ayaa lagu sheegay in maleeshiyaad kooxda Gurguurte soo abaabushay si hoose loogu soo daabulay deggaanno hoostaga maamulkaasi.

Tallaabadan ayuu maamulka Laftagareen ku sifeeyey faro-gelin cad oo si toos ah u wiiqaysa xasilloonida guud ee dalka, isla markaana sii hurinaysa xaaladaha cakiran ee amni iyo siyaasadeed.

Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu sheegay in dhaqdhaqaaqa ciidan ee uu wado Gurguurte ay horseedi karaan dagaal sokeeye iyo masiibo bani’aademnimo oo hor leh.

Sidoo kale warsaxaafadeedkan oo xalay soo baxay ayaa lagu xusay in dalku uu ku socdo waddo halis ah oo dib u soo celin karta burbur iyo barakac hor leh.

Madaxtooyada Koonfur Galbeed waxa kale oo ay ku eedaysay kooxda Villa Soomaaliya in ay waddo qorshe Shabeellaha Hoose looga goynayo maamulkaasi.

Tallaabadan ayaa lala xiriiriyey damaca murtad Gurguurte ee ku aaddan maamulidda heshiisyada xaaraanta ah ee Turkigu ku boobbayo khayraadka dalka.

Maamulka murtad Laftagareen waxa uu bayaankiisan ku sheegay in uu qaadayo tallaabooyin uu ku difaacayo amniga iyo madax-bannaanida Koonfur Galbeed.

Geesta kale bayaan kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Koonfur Galbeed ayaa si rasmiya loogu sheegay in hub laga keenay Masar loo qaybiyey maleeshiyaadkan Gurguurte uu soo abaabulay, kaas oo loogu talo-galay ayay tiri carqaladaynta deggaannada hoos-taga maamulkaasi.

Sidoo kale Wasiirka Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed murtad Maxamed Ibraahim Bilaal, ayaa wacad ku maray in dhulka ay soo dhigayaan diyaaraddii isku dayda inay soo daabusho maleeshiyaad, isagoo dhanka kalena ka digay hubka ay dowladaha shisheeye siinayaan kooxda Villa Soomaaliya.

Khilaafkan sii xoogaystay ayaa kusoo aadaya xilli saacadihii lasoo dhaafay wasiirro ka ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed oo ku xayirnaa Muqdisho ay tahriib ku tageen magaalada Kismaayo, iyagoo ku safraya Doon, halkaas oo la sheegay in safar dhinaca hawada ah uga sii gudbi doonaan magaalada Baydhabo.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Shawaal-1447-Hijri
Next: Kooxo Hubeysan Oo Ganacsato Soomaaliyeed Dilal Ugu Gaystay Koonfur Africa.

Related Stories

Daawo Muuqaalka Weerar Ka Dhacay Duleedka Magaalada Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerar Ka Dhacay Duleedka Magaalada Baydhaba.

August 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-03-1448-Hijri

August 24, 2026
Xildhibaan Qayb Ka Ah Dhul-boobka Muqdisho Oo Loo Diiday In Uu Galo Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Xildhibaan Qayb Ka Ah Dhul-boobka Muqdisho Oo Loo Diiday In Uu Galo Nairobi.

August 24, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada