Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxo Hubeysan Oo Ganacsato Soomaaliyeed Dilal Ugu Gaystay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Warar

Kooxo Hubeysan Oo Ganacsato Soomaaliyeed Dilal Ugu Gaystay Koonfur Africa.

March 24, 2026

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Africa, ayaa sheegaya in laba ganacsade oo kasoo jeeda Soomaaliya, saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay qaybo ka mid ah dalkaasi.

Ilo wareedyo xog-ogaal ah oo ku sugan Koonfur Africa, ayaa sheegay in dilka koowaad iyo labaad ee loo gaystay ganacsatada ay dhaceen habeenkii xalay, mid ka mid ah ganacsatada ayaa lagu dilay dukaan uu ka shaqeeysanayay oo kuyaal xaafadda Kuyaza ee degmada Khayelitsha ee magalada Cape Town.

Ninkan oo lagu magacaabi jiray Cabdisamad Axmed Maxamuud, ayay kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah ugu dhaceen goobtiisa ganacsi, halkaas ayayna ku dileen sida uu xaqiijiyay mid ka mid ah Soomaalida.

Ciidamo ka tirsan Booliiska Koonfur Africa, ayaa lasoo wariyay in dilka kadib ay goobta gaareen, sida caadada u ah ma jirto cid ay ciidanka Booliisku usoo qabteen dhacdadaasi.

Ganacsadaha labaad oo lagu magacaabi jiray Xuseen Ilkacase, ayay kooxo hubeysan ku dileen magalada Durban ee ka tirsan gobolka KwaZulu-Natal ee dalka Koonfur Africa.

Dilalkan ka kala dhacay magaalooyinka Cape Town iyo Durban, ayaa dhacay 24-kii saac ee u dambeeyay, waxayna ku biirayaan silsilado dilal ah oo kooxo burcad ah gudaha dalkaasi ugu gaysteen Soomaali badan oo halkaas u shaqo tagay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Gurguurte Iyo Kooxdiisa Oo Lagu Eedeeyey In Dagaal Sokeeye Ka Hurinayaan Deegaannada ‘Koonfur Galbeed’.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-10-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-01-1448-Hijri

July 8, 2026
Ciidamada Suudaan Oo Magaalo Istaraatiiji Ah Ka Qabsaday Maleeshiyada RSF.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Suudaan Oo Magaalo Istaraatiiji Ah Ka Qabsaday Maleeshiyada RSF.

July 8, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-01-1448 Hijri.

July 8, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada