Mu’assasada Al-zallaqah, oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam wal-muslimiin, ayaa faafisay sawirro lagu soo bandhigay sida ay u ciideen ciidamada mujaahidiinta, si gaar ah waxay sawirradu usoo bandhigeen sida munaasabadda ciidul-fitriga looga dabaal-degay xeryaha ciidamada mujaahidiinta ee dalka Maali.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.

































