Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Iiraan Iyo Maraykanka Oo Ku Kala Kacay Wadahadalladii Uga Socday Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Iyo Maraykanka Oo Ku Kala Kacay Wadahadalladii Uga Socday Pakistan.

April 12, 2026

Dowladaha Iiraan iyo Maraykanka ayaa ku guuldarreystay in wax natiijo ah ay ka gaaraan wadahadallo nabadeed oo muddo 21 saacadood ah uga socday caasimadda Islamabad ee dalka Pakistan.

Fashilka wada-hadalkan ayaa yimid ka dib markii natiijo la’aan uu kusoo idlaaday heshiis rasmi ah oo la filayay in lagu soo afjaro dagaalka u dhaxeeya ee ka socda Bariga Dhexe.

Ergooyinka wadahadalladan ayaa waxaa kala hoggaaminayay M/weyne-xikgeenka Maraykanka VP JD Vance iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan, Cabbas Caraaqji.

Labada dhinac waxa uu midba midka kale ku eedeeyey fashilka ku yimid wadahadalladan iyadoo weli ay jirto xabad-joojin laba usbuuc ah oo cago buuran aan ku taagnayn.

Mareykanka ayaa la sheegay in uu dalbaday ballanqaad rasmiya oo ah in Iiraan aysan marnaba samaysan doonin hub nukliyeer ah, halka Iiraan ay dalabaadkaas ku tilmaamtay kuwo “xad-ka-bax ah”.

Iiraan waxay dalbatay gacan-ku-haynta marinka Hormuz iyo inay ka qaaddo lacagaha canshuurta maraakiibta marta, halka Mareykankuna uu dalabkaasi ka diidday Iiraan.

Waxaa jiray warar sheegaya in Mareykanku oggolaaday sii deynta hantida Iiraan ee dibadda ku xayiran, balse saraakiisha Mareykanka ayaa arrintaas beeniyay, sida ay sheegtay Reuters.

Iiraan waxay dalbatay in xabbad-joojinta ay ku jirto Lubnaan, balse Yahuudda ayaa sii wadda duqeymaha ay ku hayso Xisbullaah, iyadoo sheegtay inaysan qayb ka ahayn heshiiska Iiraan iyo Mareykanka.

In kasta oo wadahadalladu fashilmeen, haddana waxaa la arkay maraakiib shidaal oo ka gudbaya marinka Hormuz markii ugu horreysay tan iyo markii uu dagaalku billowday, taas oo muujinaysa saameynta xabbad-joojinta kooban ee hadda jirta.

Madaxweynaha Maraykaka Donald Trump ayaa dhankiisa sheegay in uusan u arkin heshiiska mid daruuri ah, isagoo ku doodday in Mareykanku uu horay u guuleystay.

Si kastaba, labada dhinac weli waxay ku kala aragti duwan yihiin arrimaha nukliyeerka iyo amniga gobolka, taas oo mugdi gelin karta heshiis laga gaaro dagaalka Bariga Dhexe.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-Shawaal-1447-Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-10-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-02-1448-Hijri

July 22, 2026
Shirkii Mucaaradka Iyo Kooxda Gurguurte Oo Fashil Ku Dhamaaday.
  • Allposts
  • Warar

Shirkii Mucaaradka Iyo Kooxda Gurguurte Oo Fashil Ku Dhamaaday.

July 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-02-1448 Hijri.

July 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada