Mu’assasada Alktaa’ib, ayaa baahisay qaybta labaad taxanaha lagu faaqidayo kaalinta daahsoon ee kaniisadaha kirishtaanku ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya. Xalqadan waxaa lagu falanqeynayaa sida hay’adaha kirishtanku uga faa’ideysteen dagaaladii sokeeye iyo burburkii ku habsaday dalka 30kii sano ee lasoo dhaafay.
Halkan toos uga daawo filimka.