Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mucaaradka Oo Gurguurte U Aqoonsaday Madaxweyne Hore, Baaqna U Diray Maleeshiyada Kooxdaasi.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Gurguurte U Aqoonsaday Madaxweyne Hore, Baaqna U Diray Maleeshiyada Kooxdaasi.

May 16, 2026

Kadib markii uu fashilmay wada-hadalkii u dhaxeeyey dabadhilifyada Soomaaliya, waxaa isla xalayba warsaxaafadeed xasaasiya soo saaray madasha mucaaradka ee ku bahoobay waxay ula baxeen Golaha Mustaqbalka.

Bayaanka ayaa lagu xaqiijiyey inuu si rasmiya u fashilmay wada-hadalkii ay garwadeenka ka ahaayeen diblomaasiyiinta reer-galbeedka ee muddada saddexda cisho ah ka socday xayndaabka xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.

Waxay sheegeen in Gurguurte iyo kooxdiisu ay sabab u ahaayeen fashilka wada-hadalkan, kadib markii ay diiddeen ayay yiraahdeen, in wada-jir loo gaaro heshiis siyaasadeed oo ku dhisan hannaan kala-guur oo loo dhan yahay, is-afgarad qaran, iyo masuuliyad wadaag.

War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale mucaaradku riddadu ku sheegeen in madaxa kooxda Villa Soomaaliya murtad Xasan Sheekh Maxamuud uu ku adkaystay inuu sii hayo jidka khilaafka, xasillooni-darrada iyo qalalaasaha amniga.

Golahu waxay bayaankoodan ku xaqiijiyeen isla markaana ay si rasmiya ugu dhawaaqeen in muddo-xileedkii Gurguurte dhammaaday shalay oo ay bishu ahayd 15-ka May 2026, wixii intaa ka dambeeyana ay u aqoonsan yihiin madaxweynihii hore.

Waxay ka digeen wax ay ku sheegeen tallaabooyinka halka dhinac ah ee Xasan Sheekh Maxamuud oo sii kordhin doona ayay yiraahdeen, xiisadaha siyaasadeed, sidoo kalena dhaawici doona midnimada Soomaaliya.

Mucaaradku waxa kale oo ay Xasan Gurguurte ku eedeeyeen horumarka ay mujaahidiinta Al-Shabaab ku tallaabsadeen, iyagoo qiray in geesiyada tawxiidku ay khatar amni oo culus ku hayaan nidaamka ridddada Soomaaliya ee muddada badan kuffaarta caalamku kusoo tabcaysay.

Sidoo kale waxay ka dhawaajiyeen inay ka hor-tagayaan isku-day kasta oo xukunka ay kusii haysanayso kooxda Villa Soomaaliya, waxaanay qaybaha kala duwan ee maleeshiyaadka riddada ugu baaqeen in aanay ka amar-qaadan Gurguurte, maadaama muddo-xileedkiisii dhammaaday.

Ugu dambayn Golaha Mustaqbalku waxa uu shaaciyey inuu dhigayo wax uu ku sheegay gogol siyaasadeed oo looga arrinsan doono ayay yiraahdeen, dowladnimada iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed xilliga kala-guurka.

Madaxa Kooxda Riddada Soomaaliya murtad Gurguurte oo isna xalay isagoo aad u caraysan hadlay ayaa ganafka ku dhuftay sheegashooyinka mucaaradka, waxaanu sheegay in wax-ka-bedelka distoorku uu dhaqan-gal yahay isla markaana muddo-xileedkiisu uu dhammaanayo sannad kadib.

Intaas kadib, waxaa iyaguna meel fagaare ah isla xalay ka hadlay qaar ka mida hoggaanka mucaaradka ee la baxay Golaha Mustaqbalka, kuwaas ka fal-celiyey hadallada kasoo yeeray Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka mid ahaa Xasan Cali Khayrre iyo Shariif Murtad.

Meel adag ayuu marayaa khilaafka ka dhex aloosan kooxaha riddada ee isku haysta kursiga Villa Soomaaliya, waxaana soo baxaya walaacyo xooggan oo kuffaarta caalamku ay ka muujinayaan arrintan, iyadoo saacadihii lasoo dhaafay danjiraha midowga Yurub ee Muqdisho ay ku dhawaaqday in marxalad cusub ay gashay Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-11-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -29-Dulqicdah-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-01-1448-Hijri

July 8, 2026
Ciidamada Suudaan Oo Magaalo Istaraatiiji Ah Ka Qabsaday Maleeshiyada RSF.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Suudaan Oo Magaalo Istaraatiiji Ah Ka Qabsaday Maleeshiyada RSF.

July 8, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-01-1448 Hijri.

July 8, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada