Mu’assasada Alktaa’ib, ayaa hadda baahisay qaybta Afaraad taxanaha lagu faaqidayo kaalinta daahsoon ee kaniisadaha kirishtaanku ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya. Xalqadan waxaad ku daawan doontaan Mashruuca gaalada Kirishtaanka ah ay ku maaganyihiin in Soomaaliya dib looga yagleelo Kaniisadihii gumeystaha iyo mowqifka maamulada Soomaaliyeed ee ku aadan arinkan.