Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa bulshada muslimiimta ah ugu hambalyeysay munaasabadda Ciidul-adxaa 1447 Hijri.
Kalimad la dhageysan karo inka badan 30 daqiiqo oo uu jeediyay Afhayeenka Mujaahidiinta Bariga Afrika, Sheekh Cali Maxamuud Raage Allaah ha xifsiyee ayaa dadka muslimiinta ah loogu hambalyeeyay munaasabadda ciidda.
Halkan ka dhagayso kalimadda Sheekh Cali Maxamuud Raage.