Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxda Gurguurte Oo Qiratay In Masuul Ka Tirsan Kooxda Uu Safiir Yahuudi Ah Kula Kulmay Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Qiratay In Masuul Ka Tirsan Kooxda Uu Safiir Yahuudi Ah Kula Kulmay Nairobi.

June 1, 2026

Sida ay wararku tibaaxayaan, kooxda riddada ee garwadeenka uu ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmiya u qiratay kuna faantay kulan ay magaalada Nairobi ku yeesheen safiirka kooxda Villa Soomaaliya iyo Safiirka maamulka Yahuudda u fadhiya dalka Kenya.

Wasiirka Arrimaha dibedda ee kooxda riddada, Cabdisalaam Dhaay ayaa sheegay inay ka war hayeen isla markaana ay la socdeen kulanka magaalada Nairobi ku dhex-maray safiirkooda Kenya, Jibriil Ibraahim Cabdulle iyo safiirka Yahuudda, Jidcuun Biihaar.

Waxa kale oo wasiirku beeniyey warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyey baraha bulshada oo sheegayay in kooxda Gurguurte ay u yeeratay safiirkeeda Kenya, waxaanu ku nuuxnuuxsaday in safiirku uu shaqadiisa gudanayay, wax khalad ah oo dhacay-na uusan jirin.

Kulanka labada safiir ayaa yimid kadib markii safiirka kooxda riddada Soomaaliya uu ka qayb-galay shir ay Yahuuddu soo qabanqaabisay kuna qabsatay magaalada Nairobi, kaas oo uu si rasmi ah u furay safiirka Sahaayinada ee Kenya, Jidcuun Biihaar.

“Safiir Jibriil Ibraahim Cabdulle wuxuu shirka uga qeyb-galay isaga oo gudanaya waajibaadkiisa diblomaasiyadeed ee dalka. Sidaa darteed, wararka sheegaya in safiirka loo yeeray waa kuwo aan sax ahayn.” Ayuu yiri wasiirka khaarajiga ee kooxda riddada Soomaaliya.

Safiirka Yahuudda u fadhiya dalka Kenya ayaa saacadihii lasoo dhaafay bartiisa xiriirka bulshada ee Facbook lagu baahiyey sawirro muujinaya kulanka ay magaalada Nairobi ku yeesheen isaga iyo safiirka riddada Soomaaliya.

Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in kooxda Villa Soomaaliya ay khiyaano weyn kula kacday ummadda Soomaaliyeed, iyagoo wax laga xumaado ku tilmaamay laba-wajiileynta Gurguurte, xilli maamulka Yahuuddu doonayo inuu la wareego qaybo ka mida Soomaaliya.

Si kastaba ha ahaatee, qiraalka kasoo yeeray Villa Soomaaliya ayaa bannaanka keenay wejiga dhabta ah ee kooxda riddada, iyadoo maalmo ka hor Xasan Sheekh Maxamuud uu si adag uga hadlay isla markaana sheegay in marnaba ayasn aqbalayn xiriirka dhex-maray maamullada Hargeysa iyo Talaabiib.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Dulxijah-1447-Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-12-1447 Hijri.

Related Stories

Dagaallo Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Baardheere+Khasaaraha.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Baardheere+Khasaaraha.

September 9, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 27-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 27-03-1448-Hijri.

September 9, 2026
Maamulka Deni Oo Burburin Ku Billaabay Guryo Dad Shacab Ah Degganyihin Oo Kuyaal Boosaaso.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Burburin Ku Billaabay Guryo Dad Shacab Ah Degganyihin Oo Kuyaal Boosaaso.

September 9, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada