Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah oo lagu wareystay Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla waaligii hore ee wilaayaadka Sh/hoose iyo Jubbooyinka, waxaana wax laga waydiiyay waxa laga xasuusto tajribadii xerada qaxootiga Aala-Yaasir ee laga hirgeliyey wilaayada sh/hoose intii lagu gudajiray Abaartii ku dhufatay dalka 2011.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.