Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad U Fidiyay Dadkii Diyaaradaha Cadowgu Ku Duqeeyeen Xawaadley.
June 28, 2026
Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo gurmad Mujaahidiintu gaarsiiyeen dadkii diyaaradaha cadowgu ku duqeeyeen deegaanka Xawaadley ee ka tirsan wilaayada islaamiga ah ee Sh/dhexe.