Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo saf-ballaaran ah ku qaadeen saldhigyada maleeshiyaadka Riddada iyo ciidamada Kuffaarta Burundi ay ku leeyihiin degmada Mahadaay, waxaana lagu dilay 2 oo Burundees ah, halka lagu dhaawacay 3 kale oo Burundees ah, waxay sidoo kale Mujaahidiintu gubeen keydkii hubka ee xerada ciidamada Burundi, gaari Nooha ah oo ay lahaayeen maleeshiyaadka Riddada, ayaa sidoo lagu gubay weerarkan.
Dhanka kale, dagaal u dhaxeeyay ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka murtadiinta ayaa xalay ka dhacay duleedka deegaanka Teedaan, kaasi oo lagu dilay sarkaal murtad laba xidigle ah oo lagu magacaabi jiray Ugaas, waxaana lagu dhaawacay laba askari oo murtadiin ah.
Dagaalkaas waxaa lagu soo qaniimesytay laba qori oo ay wateen murtadiinta, sidoo kale faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa khasaaraha maleeshiyaadka Riddada ku gaaray duqayn habeen hore ka dhacday xero kutaala gudaha degmada Buulo-burte, dhimashadu waxay gaartay laba murtadiin ah, dhaawacana waa afar.
Dhanka Gedo: ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal culus ku qaadeen xero maleeshiyaad murtadiinta gaar ahaan kuwa Jubboland ay ku leeyihiin duleedka degmada Duulow gaar ahaan dhanka wadada aada degmada Beledxaawo.
Dagaalka inta uu socdalay ayay maleeshiyaadka murtadiinta ah xerada isaga carareen, waxaana si buuxda gacan ku heynta xerada ula wareegay Mujaahidiinta, waxaana dagaalkaas lagu dilay murtad lagu magacaabi jiray Zakarye Shimbireey, halka lagu dhaawacay laba murtad oo lagu kala magacaabo Guuliye Nuur Cismaan iyo Siyaad Kuneys.
Waxay sidoo kale Mujaahidiintu weerarkan kusoo qaniimeysteen laba qori oo AK47 ah iyo 3 Boosh, waxayna ugu dambayn Mujaahidiintu gabi ahaan dab qabadsiiyeen xerada.
Dhanka Sh/hoose, Qarax ay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ayaa lala eegtay fariinsin ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana jira khasaare gaaray murtadiinta.
Sidoo kale, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Yugaandha iyo maleeshiyaadka murtadiinta kaga suganyihiin degmada Jannaale.
kusoo biir barteenna Telegram si aad hesho dhacdooyinka deg degga ah👇👇 https://t.me/+sKIg9zjdWQBhYTdk