Xafiiska warfaafinta Mujaahidiinta, ayaa hadda baahiyay warsaxaafadeed millatari oo kasoo baxay Taliska Ciidanka Mujaahidiinta, kaasi oo lagu shaaciyay in ciidamada Mujaahidiintu si buuxda ula wareegeen deegaanka Teedaan ee dhaca bariga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan.
Taliska ciidanka ayaa sheegay in xoreynta Mujaahidiinta ee degaankan Istaraatiijiga ah ay timid ka dib dagaallo culus oo shalay iyo maanta ka socday duleedka deegaanka Teedaan, taliska ayaa xaqiijiyay in dagaalladaas lgu dilay ilaa 41 isugu jirta saraakiil iyo askar murtadiin ah laguna dhaawacay 60 kale, gaadiid dagaalna lagu gubay, gaari ciidan oo uu qori ku rakiban yahayna Mujaahidiintu ku qaniimeysyeen iyo hub iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ah.
Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Taliska.
Ama Hoos Ka Akhriso.
kusoo biir barteenna Telegram si aad hesho dhacdooyinka deg degga ah https://t.me/+sKIg9zjdWQBhYTdk