Ciidamada Mujaahidiintu waxay maanta mar kale dagaal culus kala hortageen maleeshiyaad murtadiin ah oo dhaqdhaqaaq ka waday duleedka deegaanka Mubaarak ee hoostaga degmada Awdheegle.
Maleeshiyada murtadiinta ah ayaa dagaalka lagu jabiyay, waxaana inta la xaqiijiyay dagaalkan lagu dilay 8 askari oo uu ku jiro sarkaal meydkiisa ay murtadiinta ah goobta dagaalka uga carareen, halka 4 kalena looga dhaawacay.
Sidoo kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaalkan labaad ku soo furteen qoryaha kala ah PKM, RPG, AK-47 iyo hal ICOM ah.
Dhinaca kale, Qarax ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen xaafadda Gubta Ciise Cabdi ee degmada Dayniile, ayaa lala eegtay bar Control oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Sirdoonka Riddada ee NISA, Qaraxyadan waxaa ku dhaawacmay hal askari oo murtad ah.
Sidoo kale, Qarax ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Awdheegle, ayaa lala eegtay goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Riddada, waxaana jira khasaare murtadiinta soo gaaray.