Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Maangaay ee gob0lka Laamuu ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyiinta Kenya.
Dagaalka inta uu socday wax uu dab ka kacaya xerada, waxaana inta la xaqiijiyay weerarkan ku dhintay laba askari oo saliibiyiin Kenyan ah.
Dhanka kale, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Kenya ay kaga suganyihiin deegaanka Boodaay-boon ee hoostaga degmada Ijaara ee gobolka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.
Dagaalka inta uu socday waxa uu dab ka qabsaday guri ciidamada kufaarta uga dhex dhisnaa xerada, kaasi oo ay ku jireen askar Kenyaati ah.