Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay deegaanka Garasbaaley ee dhaca duleedka Muqdisho qarax kula eegteen maleeshiyo murtadiin ah gaar ahaan kuwa qaabilsan dhulboobka murtad Garguurte ka wado magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Dhanka kale, faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerar madaafiic ah oo ciidamo ka tirsan Mujaahidiintu ku garaaceen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Mubaarak ee wilaayada Sh/hoose, waxaana weerarkaas lagu dilay 4 murtad, halka lix kalena lagu dhaawacay.
Isla Sh/hoose, Ciidamada Mujaahidiintu waxay saaka dagaal culus oo toosa ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Afrikaanta, gaar ahaan kuwa Yugaandha kaga suganyihiin degmada Jannaale.
Sidoo kale, Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku ekeeyeen saldhiga maleeshiyada murtadiinta ee degmada Jannaale.