Ciidamada Mujaahidiintu waxay howlgal qarax ah ka fuliyeen deegaanka Tareedisho ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo lala beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana ku dhintay 2 askari, halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen.
Maleeshiyaadka dhintay waxaa ka mid ahaa murtad ashahaada la dirir ah oo lagu magacaabi jiray (Saadaq Jiis), sidoo kale maleeshiyaadka qaraxa ku dhaawacmay waxaa ka mid ah sarkaal laba Xidigle ah oo lagu magacaabo (Cunaaye).
Dhanka kale, qarax Mujaahidiintu ka fuliyeen xaafadda Daarusalaam ee magaalada Muqdisho ayaa lala eegtay gaari Cabdi bile ah, kaasoo ay la socdeen maleeshiyaad ka tirsan Ridsada, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 2 askari oo murtadiin ah.