Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay weeraro culus oo saf-ballaaran ah ku qaadeen saldhigyada ciidamada kuffaarta Burundi iyo maleeshiyaadka murtadiinta kuleeyihiin gudaha degmada Balcad, waxaana jira khasaare gaaray Riddada.
Sidoo kale, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ah ay kaga suganyihiin deegaanka Sabiid.
Howlgalladan lagu miray saldhigyada kuffaarta Burundiiyo maleeshiyaadka murtadiinta, ayaa kusoo beegmaya xilli qarax Mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Tareedisho ee duleedka magaalada Muqdisho oo lala eegtay maleeshiyo ka tirsan Riddada lagu dilay 2 askari, halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen.