Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay qaybta koowaad Muuqaalada shirka wadatashiga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo beesha Xawaadle, si gaar ah muuqaalkan waxaa loogu soo gudbinayaa Khudbadii uu shirka ka jeediyey Sheekh Guuleed Abu Nabhaan, waaliga wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan.