Rai’zul Wazaaraha Kooxda Ridada Soomalaiya murtad Xamse Cabdi Bare ayaa maalinimadii shalay hadal isugu jira gaf iyo hanjabaado ah ujeediyay beesh Xawaadle sheekh Maxamad oo kamid ah beelaha daga gobolka Hiirana ee bartmaha Soomaliya kadib heshiiskii dhaxmaray iyada iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Murtad Xamse ayaa si bareer ah ugu gafay dhaqan beesha isaga ku tilmaamay sida cudurka Eboolaha wuxuuna hay’adaha amniga ee Kooxda Ridada uu uga baaqay in lasoo xiro odayaashii dhawaan saxiixay heshiiskii ay la galen mujaahidiinta ee lagu soo afjaray colaadii socotay afartii sano ee lasoo dhaafay.
Waxgaradka iyo dhaqanka beesha Xawaadle ayaa maanta shir jaraa’id ay ku qabtay dagmada Buula-Burde ee bariga gobolka Hiiraan kaga jawaabay hadalladaasi gurucan ee uu ku hadaaqay murtad Xamse Cabdi Bare ee ka fog anshaxa iyo dhaqanka, iyaga sheegay in ay diyaar uyihiin in ay iska celiyaan Kooxda Ridada iyo wax taabacsan.
Waxay wacad ku mareen in in jawaab ka bixin doonaan handada kaga timid ra’sul wasaare ku sheegaan waxaana hadaladooda kamid ahaa
Arintaan ayaa kusoo beegmaysa xili dhawaan uu soo gabgaboobay shir weyne dhaxmaray Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo beesha Xawaadle, Kooxda Ridada ayaana dhaqan uleh in ay handado dhaqan Soomaaliyeed ee kasoo hojrresta danaheeda ee ka shaqeeya maslaxda dadka iyo deegaanada ay matalaan.