Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qarax ah la beegsadeen fariisin maleeshiyaadka murtadiinta ah ay ku leeyihiin suuqa Jayga ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 1 askari oo murtad ah.
Dhanka kale ciidamada Mujaahidiintu waxay saaka dagaal culus ku qaadeen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Mubaarak ee wilaayada Sh/hoose, waxaana halkaas ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Sidoo kale waxay ciidamada Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrika iyo saldhiga maleeshiyataka Murtadiinta ee degmada Jannaale.