Howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu xalay ka fuliyeen deegaanka Siinka-dheer ee dhaca duleedka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa lala eegtay gaari nuuca Ambulance-ta ah oo waday dhaawacyada saraakiil murtadiin ah oo ku dhaawacmay weerarkii shalay ka dhacay duleedka Leego.
Weerarka qaraxa ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 4 sarkaal oo dhaawac ahaan loo waday, halka uu burburay gaarigii la qarxiyey.
Dhanka kale xaaladda goobihii shalay galab lagu dagaallamay laguna boqna gooyay maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya ee dhaca duleedka magaalada Leego ayaa saaka deggan, waxaana weli daadsan maydadka boqollaal maleeshiyaad ah oo goobta dagaal lagu dilay.
La soco wixii soo kordha kuna soo biir barteenna Telegram-ka👇👇👇👇👇
https://t.me/+gYbIZ1ogfkRkMzJk