Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dad Badan Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyooday Baydhabo.
  • Allposts
  • Warar

Dad Badan Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyooday Baydhabo.

January 15, 2017

Bartamaha-Baydhabo2Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in cudurka shubanka uu ku dilay boqolaal qof oo isugu jiro carruur iyo dad waaweyn.

Sida ay xaqiijiyeen ilaha caafimaadka magaalada Baydhabo maalmihii khamiista iyo jimcaha wuxuu cudurka shubanka ku dilay magaaladaasi 35 qof oo carruur u badan.

Habeenkii Khamiista soo galaysay 7 qof oo dhammaantood ahaa dad qaangaar ah ayuu cudurku ku dilay xaafadda Mursal halka islama maalintii khamiista uu 20 qof ku dilay xaafadda ADC-da, sidoo kale xaafado kaabiga ku haaya isbitaalka weyn waxaa ku dhintay 8 qof.

 Wararka ayaa intaasi ku daraya in dhimashada ugu daran ay maalintii Jimcaha ka dhacday xaafadaha ku dhow isbitaalka weyn ee magaalada Baydhabo.

Boqolaal qof oo cudurka shubanka uu soo ritay ayaa jiifa isbitaallada magaalada Baydhabo iyadoona uu buux dhaafsamay isbitaalka weyn ee magaalada.

Warar lagu kalsoonyahay waxay sheegayaan in cudurka daacuun caloolaha uu soo bilaawday wixii ka dambeeyay bishii December 2016 wuxuuna gallaaftay nolosha tobaneeyo qof halka boqolaal kale ay il daranyihiin.

Tirakoob hordhac ah oo la sameeyay ayaa sheegaya in ugu yaraan 130 qof ay celcelis ahaan cudurka u dhinteen balse wali waxaa socda la tacaalidda dadka uu soo ritay cudurkani sida ay sheegeen ilaha caafimaadka Baydhabo Jannaay.

Dhaqaatiirta caafimaadka ayaa sheegay in ceelasha biyaha oo biya yareeyay ay sabab u yihiin in cudurku dilaaco, tusaale ahaan xaafado katirsan magaalada dadka deggan waxay cabaan biyo lagu dhaamiyay kareetooyin (Gaari dameerro), biyahaas waxaa laga dhaamiyay ceelal gaa-gaaban oo laga dhax qoday isha Baydhabo.

Bahda caafimaadka Baydhabo ayaa ka digay in cudurku sii baaho waxayna kula taliyeen shacabka in ay isticmaalaan biya nadiif ah ayna ka fogaadaan biyaha laga keeno ceelasha aan sida hagaagsan uqodnayn.

Waa dhimashadii ugu badneed ee Cudurka shubanka uu ka geysto magaalada Baydhabo toban sano gudahood.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Maleeshiyaatka Ku Wada Dagaalamay Jowhar.

Related Stories

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

June 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri

May 31, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri

May 31, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada