Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahino Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Magaalada Ximis.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahino Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Magaalada Ximis.

February 25, 2017
SuuriyaUgu yaraan 42 qof ayaa ku dhintay qaraxyo xooggan oo lala beegsaday saldhigyo melleteri oo ciidamada Nuseyriyiinta ku leeyihiin magaalada Ximis ee bartamaha wadanka Suuriya.

Wararka ka imaanaya Suuriya ayaa sheegaya in laba qarax oo loo adeegsaday gaadiid walxaha qarxa lagasoo buuxiyay lagu weeraray laba saldhig ammaankooda si aad ah loo ilaaliyo waxaana dhintay tobaneeyo askar iyo saraakiil ah.

Warbaahinta ku hadasha afka xukuumadda dabadhilifka ah ee Bishaar Al-asad hoggaamiyo ayaa sheegtay in dadka dhintay ay kamid yihiin 2 Jeneraal oo kamid ahaa Mas’uuliyiinta ammaanka Gobolka Ximsi.

Jeneraal Xassan Dacbuuk madaxii Faraca Amniga Caskariga gobolka Ximso iyo Col. Cahad Caabid Muxamed ayaa kamid ahaa saraakiishii ku halaagsantay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada ximis.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in tobaneeyo kale oo saraakiil melleteri iyo kuwa sirdoon ubadan ay ku halaagsameen camaliyaatkii ka dhacay bartamaha magaalada Ximis.

Wakaaladda wararka ufaafisa xukuumadda Dimishiq ayaa qortay weerar xooggan lagu qaaday xarumaha xukuumadda ee magaalada ximis, ilaha caafimaadka ayaa sheegay in dhaawacyo 100 qof kabadan loola cararay isbitaallada uu gacanta ku haayo nidaamka nuseyriga ee magaalada ximis.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in weerarada oo laba ahaa lagu kala qaaday xarumaha faraca amniga melleteriga iyo faraca amniga dowladda xilligaasi oo saraakiisha amniga ay lahaayeen kulan lagu gorfaynayay xaaladda dagaal ee gobolka.

Warar kale ayaa iyana sheegaya in ragga weerarka fuliyay oo isugu jiray inqimaasiyiin iyo istish-haadiyiin ay gaarayeen 6 dagaalyahan.

Kooxda Hay’ada Taxriiru Shaam ayaa sheeegatay Mas’uuliyadda weerarada ka dhacay magaalada Ximis, bayaan ay kooxdu ku faafisay baraha Internetka ayay ku sheegtay in 5 dagaalyah oo kamid ah ciidamadeeda ay weerarka fuliyeen waxayna ku dileen tobaneeyo sarkaal oo uu kamid yahay  Ibraahim Darwiish madaxii amniga dowladda Ximis.

Waa Weerarkii ugu khasaaraha badnaa ee Nidaamka Bishaar Al-asad uu la kulmo tan iyo markii uu cadawgu qabsaday magaalada Xalab ee Waqooyiga dalka Suuriya daba yaaqadii sanaddii 2016.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Ka Dhacay Degmada Afgooye.
Next: Cusmaan Kheyre Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada