Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • WARBIXIN: Taliska Ciidanka Mareykanka Qaaradda Afrika oo Sheegay in Al Shabaab Ay Soomaaliya Isku Sii Fidin Doonto Sanadda 2018.
  • Allposts
  • Warar

WARBIXIN: Taliska Ciidanka Mareykanka Qaaradda Afrika oo Sheegay in Al Shabaab Ay Soomaaliya Isku Sii Fidin Doonto Sanadda 2018.

March 12, 2017

War kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka qaarada Afrika ee marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaan (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ku sugan ay wajahayaan xaalad adag.

Taliyaha ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika oo khudbad ka horjeedinayay golaha odayaasha Mareykanka ayaa sheegay in xaaladda Soomaaliya ay tahay mid xun marka loo eego dagaalka lagula jiro xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Jeneraal Thomas D. Waldhauser oo madax ka ah ciidamada Mareykanka ee saldhigga ku leh wadanka Jabuuti ayaa golaha odayaasha ugu sheegay magaalada Washington ee dabayaaqada sanadda 2018 ay ciidamada soo duulayaasha  AMISOM bilaabayaan in ay isaga baxaan dalka Soomaaliya.

AFRICOM waxay muujisay walaac ah in bixitaanka AMISOM kadib ay Xarakada Al Shabaab dib uqabsato magaalooyin waaweyn iyo dhul baaxad leh oo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

“Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ku jooga magaca AMISOM sanadda 2018 waxay bilaabayaan in ay isaga baxaan dalka haddii aan la helin awood maxalli ah oo  bedesha, dhul ballaaran wuxuu khatar ugu jiraa in uu dib ugu dhaco gacanta xarakada Al Shabaab” ayuu yiri Jeneraal Thomas D. Waldhauser.

Taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ayaa shaaciyay in ciidamada shisheeyaha AMISOM ay ku fashilmeen muhiimaddii ay reer galbeedku u igmadeen oo aheyd in ay baabi’iyaan awoodda jihaadiga ah ayna wadanka ku faafiyaan waxa loogu yeero dimuquraadiyadda.

“Kadib toban sanadood oo ay Soomaaliya joogeen dowladaha ciidamada ku taageeray midowga Afrika hadda waxay noqdeen kuwa baba’ah” ayuu hadalkiisa kusoo gaba gabeeyay taliyaha ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika.

Shan sanadood ka hor Mareykanka iyo calooshood u shaqeystayaasha Afrikaanta ah waxay ku mashquulsanaayeen diyaarinta olole melleteri oo lagu burburiyo wilaayaatka islaamiga ah ee sharciga islaamka dadka ku maamulo balse hadda waxay waqtigooda ugu badan ku luminayaan sidii iyagoo bad qaba ay dalka uga carari lahaayeen oo baqdin ka qaba in shareecada Islaamka Soomaaliya isku fidiso.

Warkan ka yimid AFRICOM wuxuu imaanayaa maalin kadib markii taliska ciidanka AMISOM uu ku dhawaaqay in uu ku fashilmay duullaanka Soomaaliya islamarkaana ay isaga bixi doonaan dalka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaallo Lagu Laayey Ciidamada Kenya Oo Ka Dhacay Raas-Kambooni & Duleedka Kismaayo
Next: Dhageyso Manhajka Waxbarashada Gobalka Shabeelada Hoose Oo Dib U Habeyn Lagu Sameeyay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada