Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maxkamada Wilaayada Hiiraan Oo Xukun Dil Ah Fulisay.
  • Allposts
  • Warar

Maxkamada Wilaayada Hiiraan Oo Xukun Dil Ah Fulisay.

May 1, 2017

Maxkamadda Islaamiga ah ee Wilaayada Hiiraan ayaa saaka fulisay laba xukun oo Xad min Xuduudi Llaah ah kuwaas oo lagu kala fuliyay niman gaystay dambiyo isugu jira kufsi iyo dil’waxa uu xukunkan ka dhacay fagaara weyn oo ku yaala magaalada Buq’aqable ee gobalka Hiiraan.
Ninka koowaad ee xukunka lagu fuliyay ayaa lagu magacaabaa Axmad Ibraahim Raagoow oo 29 sano jir ah, waxaa lagu helay inuu Kufsi u gaystay haweeneey kamid ah dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan Degmada Baladweyne kadibna uu dilay walaalkeed oo isku deyay inuu ka difaaco walaashiis falka kufsiga ah balse uu dambiiluhu rasaas ooda kaga qaaday halkaasna ku dhintay.

Ninkan ayaa ahaa nin horey guur usoo maray, sidaas daraadeed Maxkamadu waxay ku xukuntay in la rajmiyo ” dhagax lagu dilo” maadaama uu isku darsaday kufsi iyo dil, isagoona guur xalaal ah horey usoo maray.
Ninka labaad ayaa lagu magacaabaa Yuusuf Cali Bajiin oo 22 sano jir ah, waxay maxkamadu ku heshay inuu falka kufsiga ah ka qayb qaatay, balse uusan dilka geysanin Waxaa intaas usii dheer isaga inuu ka tirsanaa maleeshiyaadka maamulka Baladweyne ka dhisan.

Sidaas darteed maxkamadu waxay ku xukuntay dil toogasho ah maadaama uu ahaa ‘Murtad’, Kufsina uu geystay, sida ay Maxkamadu ku dhawaaqday.
Labada nin ayaa falka kufsiga iyo dilka iskugu jira waxay ka geysteen xaafad ka mid ah Magaalada Baladweyne, balse ciidamada Xarakada Al Shabaab oo dhibaatada ay geysteen lasoo gaarsiiyay ayaa hawlgal gaar ah kusoo qabtay labadooda xilli ay ku sugnaayeen deegaanka Baar ee duleedka Baladweyne sidaasna Maxkamada Islaamiga ah loo horkeenay.
Xukunka Rajmiga iyo dilka toogashada ah ayaa ka dhacay degmada Bu’aqable ee Wilaayada Hiiraan waxaana kasoo qaybgalay dadweyne aad u farabadan iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka Islaamiga ah ee Xarakada Al Shabaab oo uu ka kimid ahaa Sheekh Guuleed Abu Nabhaan, Waaliga Wilaayada Hiiraan, kaas oo hadal goobta ka jeediyay.

Goordhaw Filo Kalimadihii Fagaaraha Laga Jeediyay.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Sheekh Qaasim Al-riimi Oo Arimo Muhiim Ah Laga Wareystay.
Next: Kolanyo Itoobiyaan Ah Oo Qarax Lagula Beegsaday Bartamaha Somalia.

Related Stories

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.

June 16, 2026
Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada