Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaarad Dowlada Jarmalka Uga Burburtay Dalka Maali.
  • Allposts
  • Warar

Diyaarad Dowlada Jarmalka Uga Burburtay Dalka Maali.

July 27, 2017

Diyaarad nooca Helicopterka oo ay leedahay Dowladda Jarmalka ee qeybta ka ah Isbaheysiga dowladaha Saliibiga ee ku duulay dalka Maali ayaa maalintii shalay ku bur burtay dalkaasi.

Diyaaradda ayaa kusoo dhacday meel ku dhow magaalada Gaaw ee Waqooyiga dalka Maali, waxaana ku dhintay laba Askari oo la socotay, iyadoona illaa iyo hadda aan la sheegin sababta ka dambeysa bur burka diyaaradda.

Afhayeen u hadlay waxa loogu yeero howl-galka Qaramada midoobay ee dalka Maali ayaa xaqiijiyay bur burka diyaaradda, waxaana Shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Newyork uu ku sheegay inuu socdo baaritaanka sababtii keentay Shilkaasi.

Diyaaradda oo nooceedu ahaa “Tiger” ayaa dhacday wakhti ay dul hee- haabeysay deegaanka “Taaban-koort” ee koonfurta magaalada Gaawa, markaas oo deegaanka uu ka socday iska hor imaad u dhaxeeya Ciidamada huwanta iyo Xoogagga Mujaahidiinta.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in diyaaradda ay soo dhacday markii ay rasaas ku fureen Xoogagga Mujaahidiinta ee deegaankaas ku sugnaa, inkastoo uusan jirin war rasmi ah oo kasoo baxay Mujaahidiinta Jamaacada u gar-gaaridda Islaamka iyo Muslimiinta ee ka howl-gala dalka Maali.

Sannadkii 2015kii, laba Askari oo u dhashay dalka Holland,  kana tirsanaa Ciidamada Isbaheysiga Saliibiga ee ku duulay dalkaasi ayaa u dhintay sidan oo kale, markii ay soo dhacday diyaarad nooca Abaajiga loo yaqaano oo ay la socdeen.

Xukuumadda Baarliin ayaa horraantii sannadkan sii kordhisay kaalinta ay kuu leedahay duullaanka shareeco la dagaalanka ah ee lagu qaaday dalka Maali, waxaana dalkaasi ay u dirtay Sideed diyaaradood oo Helicopter ah oo nooca dagaalka ah iyo diyaarado kale oo Ciidamada daabula, waxay sidoo kale dalkaas u dirtay 350 Ciidamo dheeraad ah, iyadoo ay hadda Wadanka Maali ku sugan yihiin ku dhawaad kun Askari oo ka socda Dowladda Jarmalka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Waziiro Iyo Saraakiil Lagu Qarxiyay Gobalka Gedo.
Next: Dhageyso Muxaadarada Qalbiga Insaanka Iyo Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur Raximahullaah.

Related Stories

Maamulka Deni Oo Burburin Ku Billaabay Guryo Dad Shacab Ah Degganyihin Oo Kuyaal Boosaaso.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Burburin Ku Billaabay Guryo Dad Shacab Ah Degganyihin Oo Kuyaal Boosaaso.

September 9, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-03-1448-Hijri

September 8, 2026
Itoobiya Oo AUSSOM Uga Faaa’ideysanaysa Danaheedaa Gaarka Ah (WARBIXIN).
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo AUSSOM Uga Faaa’ideysanaysa Danaheedaa Gaarka Ah (WARBIXIN).

September 8, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada