Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Lagu Dilay Askar Madow Iyo Cadaan Ah Oo Ka Dhacay Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Lagu Dilay Askar Madow Iyo Cadaan Ah Oo Ka Dhacay Galbeedka Africa.

July 28, 2017

Wararka ka imaanaya dalka Maali oo dhaca dhanka Galbeed ee qaarada Afrika waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay weeraro khasaara geystay ay ka dhaceen dalkaasi.

Weerarka Kowaad oo kamiin ah waxa uu ka dhacay deegaanka Arwey oo ah deegaan dhaca xadbeenaadka dalka Maali uu la wadaago dalka Borkino-Faso.

Kamiinka waxaaa loo dhigay kolanyo ciidan oo ah kuwa dowlada Borniko Faso oo ka mid ah dowladaha kusoo duulay dalka Maali,iyadoona kamiinka uu dhacay xilli askarta ay howlgalo Raaf ah ka wadeen deegaankaasi.

Inta la xaqiijiyay weerarkaasi dhabba galka ah waxaa dowlada Borkino-faso looga dilay Sideed askari tiro intaa ka badane waa looga dhaawacay.

Weerarka Labaad waxaa lagu qaaday xero ciidan oo maleeshiyaatka daba dhilifka Maali ay ka sameysteen deegaan sidoo kale dhaca xadbeenaadka dalka Maali uu la wadaago Borkino-faso kana tirsan gobalka Mowbti.

Weerarkan waxaa lagu dilay inka badan Shan askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Maali tiro intaa ka badane waa lagu dhaawacay.

Sidoo kale weerarka Saddexaad oo loo adeegsaday qarax waxaa lala beegsaday kolanyo gaadiid ah oo ay la socdeen askarta Nasaarada Faransiiska kuwaasi oo ku socdaalayay deegaan ku dhawaad 20-km u jira magaalada Keydaal ee dalka Maali.

Qaraxa waxaa lagu burburiyay mid ka mid ah gaadiidkii ay wateen askarta kolanyada sidoo kale qaraxa waxaa baqti iyo dhaawac ku noqday askar Faransiis ah oo la socotay gaariga qaraxa lagu burburiyay.

Weerarka Afaraad oo loo adeegsaday qarax miino oo ka dhacay deegaanka ka tirsan gobalka Mowbti waxaa lagu gubay gaari Tikniko ah,sidoo kale qaraxan waxaa lagu dilay tiro maleeshiyaat ka tirsan maamulka daba dhilifka Maali kuwaasi oo la socday gaariga qaraxa lagu burburiyay.

War rasmi ah oo kasoo baxay Jamaacada U gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta ee Taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Magribul Islam ayeey ku sheegteen Mas,uuliyadda gabi ahaan weerarada aan kor kusoo xusnay.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Muxaadarada Qalbiga Insaanka Iyo Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur Raximahullaah.
Next: Faahfaahino Laga Helayo Dagaal Ka Dhacay Buulo-gaduud.

Related Stories

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

June 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri

May 31, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri

May 31, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada