Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Itoobiya Iyo Kenya Oo Ku Heshiiyay Iney Leexiyaan Biyaha Wabiga Jubba Ee Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Iyo Kenya Oo Ku Heshiiyay Iney Leexiyaan Biyaha Wabiga Jubba Ee Soomaaliya.

July 29, 2017

Xilli Itoobiya ay wali ku mashquulsan tahay dhameystirka mashruucii ay ku leexineysay biyaha wabiga Shabelle kaasoo saameyntiisa la dareemay jiilaalkii lasoo dhaafay, ayaa waxay mar kale iyada iyo Kenya ku heshiiyeen iney leexiyaan biyaha wabiga Jubba.

Kenya oo haatan heysa hogaanka ururka Igad iyo ra’iisulwasaaraha Xabashida ayaa bankiga adduunka ee IMF iyo midowga Yurub horay uga codsaday bixinta dhaqaalaha ku baxaya mashruucan lagu cuna qabateynayo ummada muslimka ah ee Soomaaliyeed, waana laga aqbalay.

Mashruucan ayaa waxaa laga leexinayaa Wabiga Daawa oo ah halka uu biyaha ka helo wabiga Jubba, iyadoo si gaar ah biyo xireenka looga sameynayo magaalada Mandheera oo kamid ah dhulka Soomaaliya ee ay Kenya gumeysiga ku heysato.

Qorshahan ayaa wuxuu saamen xooggan ku yeelan karayaa wax soo saarka beeraha wadanka, gaar ahaan jubooyinka iyo Gedo oo aan ognahay in miraha kasoo baxa ay ka faa’iideystaan inta badan gobolada wadanka.

Arrintan ayaa waxaa la xaqiijiyay in madax ka tirsan DF wax ka ogyihiin, waxaana jira mashruuc kale oo lagu dhisayo buundo weyn oo isku xiri doonta labada wadan ee Kenya iyo Itoobiya si ay marin ugu noqoto kheyraadka Soomaaliya ee la boobayo.

Markii ay dowladahan ku fashilmeen iney Soomaaliya ku qabsadaan awood millatari ayaa waxay billaabeen iney dagaalkooda u weeciyaan dhanka cuuriyaaminta dhaqaalaha, si ummadu u baahato una noqoto mid gacnaha u hoorsata cadawgeeda, markaasoo ay suurta gal tahay in dalka la qabsado.

Madaxweynihii hore ee Kenya Daniel Arab Mio ayaa sannadkii 2004 jaamacad ku taalla dalka Mareykanka ka sheegay in Kenya iyo Itoobiya ay ku heshiiyeen inaaney Soomaaliya dib dambe dowlad uga dhalan, waxaana haatan ay ka faa’iideysanayaan dowladda maqaar saarka ah ee dalka ka jirta taasoo ay iyagu kaalin mug leh ku leeyihiin yabyabideeda.

Xigasho Telegramka-Radioalfurqaan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Ciidamada Jabuuti Lagula Beegsaday Hiiraan.
Next: Dhageyso Darsiga(17)aad Ee Kitaabka Asaasiyaatu Diin.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.

June 18, 2026
Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada