Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Al Shabaab Oo Sheegtay in Askar iyo Saraakiil Kenyaan Ah Ay Ku Dishay Weerar Ka Dhacay Gobolka Lamu.
  • Allposts
  • Warar

Al Shabaab Oo Sheegtay in Askar iyo Saraakiil Kenyaan Ah Ay Ku Dishay Weerar Ka Dhacay Gobolka Lamu.

August 16, 2017

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar khasaara badan lagu gaarsiiyay ciidamada booliska Kenya oo ka dhacay deegaan kala qeybiya gobollada Gaarisa iyo Laamu.

Weerarka oo ahaa mid jidgal ah ayay dagaalyahanno Katirsan Xarakada Al Shabaab waxay u dhigeen askar iyo saraakiil katirsan Booliska oo kasoo amba baxay gobolka Lamu kunasii jeeday dhanka Gaarisa sida lagu xaqiijiyay war kasoo baxay taliska ciidanka Xarakada SHM.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ayaa idaacadda Andalus u sheegay in 5 sarkaal ay ku dileen weerarka islamarkaana ay gubeen gaari Cabdi Bile Kooyal ah oo kusii jeeday dhanka Gaarisa.

“Mujaahidiintu shalay howlgal guuleystay ayay ka fuliyeen gudaha dhulalka Musliminta Kenya gumeysato, weerar dhabagal ah oo ka dhacay inta u dhaxaysa gobollada Lamu iyo Gaarisa waxaa lagu dilay 5 sarkaal oo katirsan Booliska dowladda Kaafiradda Kenya,Alle Mahaddii mujaahidiintu qori Baasuukaha ayay laheleen gaari Kooyal ah halkaas ayuuna ku gubtay” ayuu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen 4 qori gacmeed oo 3 kamida ay ahaayeen qoryaha Faalalka loo yaqaan ee ay caan ku yihiin ciidamada Booliska iyo Melleteriga Kenya.

Meydadka ciidamada Kenya ee weerarka lagu dilay iyo gaarigii laga gubay ayaa lagu arkay dhulkii lagu dagaallamay, waa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ee dowladda Kenya ay kala kulantay Xarakada SHM tan iyo markii mar labaad madaxweyne loo doortay Uhuru Kenyatta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Abshir Cabdi Raxman Oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho.
Next: Sarkaal Ka Tirsan Dowlada Oo Sh/dhexe Lagu Dilay.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-11-1447-Hijri.

April 28, 2026
Maraykanka Iyo Iiraan Oo Cadaadis Lagu Saarayo Inay Gaaraan Heshiis Buuxa.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Iyo Iiraan Oo Cadaadis Lagu Saarayo Inay Gaaraan Heshiis Buuxa.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-11-1447-Hijri

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada