Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhirso Haweeney Kenyaati Ah Oo Dhimatay Kadib Markii Loo Keenay Meydka Wiilkeeda Oo Sarkaal Ahaa.
  • Allposts
  • Warar

Akhirso Haweeney Kenyaati Ah Oo Dhimatay Kadib Markii Loo Keenay Meydka Wiilkeeda Oo Sarkaal Ahaa.

August 27, 2017

Konistaybol Bareyn Malasi oo ah Sarkaal ka tirsan Police-ka Kenya oo maalma ka hor lagu dilay weerar ay ciidamada Shabaabul Mujaahidiintu ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Garissa ayaa lagu aasay deegaanka uu ka soo jeedo ee Nigeeti.

Malasi wuxuu ciidamada Police-ka ku soo biiray sanadkii 2015-ka, Wuxuuna tababar ku soo qaatay kuliyadda ciidamada Police-ka ee Kiganjo, iyadoo ugu dambeyntii loo soo wareejiyey saldhigga Police-ka Bodhaay ee gobolka Garissa halkaas oo uu ka tirsanaa ilaa ugu dambeyntii uu ku baxay gacanta Mujaahidiinta.

Sarkaalkan iyo shan kale oo saaxiibadiisa ah ayaa lagu dilay weerar kamiin ah oo 15-kii August ee sanadkan ay Mujaahidiintu ka fuliyeen wadada isku xirta Boodhaay iyo Ijara ee gobolka Garissa.

Hal Askari oo kaliya ayaa ka bad-baaday weerarkaas sida ay sheegeen Saraakiil u hadashay Police-ka Kenya, waxaana sidoo kale lagu burburiyey gaari ay ay ciidanku wateen.

Taliyaha ciidamada Police-ka ee gobolka Garissa David Karina ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamadu ay wateen gaari Land Cruiser ah xilligii la weerarayey, ayna ku dhaceen weerar kamiin ah.

Taliyahan ayaa sheegay in baqtiga sarkaalkan ay ku wareejiyeen reerkiisa balse wuxuu sheegay in uu la kulmay arin kale oo fajaciso ah.

Wuxuu tilmaamay in hooyada dhashay Sarkaalkan ay shoogtay, horayna ka geeriyootay markii ay aragtay meydadka wiilkeeda taas oo ku noqotay arin kale oo musiibo ah.

“Waan argagaxay markii la igu soo wargeliyey in ay dhimatay hooyada dhashay sarkaalka la dilay oo aan waxyar ka hor isla abaabulaynay aaskii loo sameyn lahaa Sarkaalka.

Durbaba markii ay indhaha saartay meydka wiilkeeda horay ayey ka argagaxday, weyna geeriyootay” ayuu yiri taliyaha ciidamada Police-ka ee gobolka.

Warbaahinta Kenya waxay sheegaan in ku dhawaad 50 askari oo ka tirsan ciidamada dowlada Nasaarada Kenya lagu dilay qaraxyada iyo weerarada dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ay Mujaahidiintu ka fuliyeen gobolada xeebta iyo NFD ee ku hoosjira gumeysiga Nasaarada Kenya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ganacsato Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Konfur Afrika+Magacyada.
Next: Milatariga Burma Oo Si Bareer Ah U Rasaaseeyay Muslimiin Qaxayo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada