Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso+Akhriso Warbixin Ku Aadan Filimka Al-kataa’ib Ay Kusoo Saartay Luqadda Oromada.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso+Akhriso Warbixin Ku Aadan Filimka Al-kataa’ib Ay Kusoo Saartay Luqadda Oromada.

September 26, 2017

Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa luuqad af-Oromo ah ku soo saartay Filimka “Laa Marban Bihim” taas oo ah talaabo hormar ah oo mujaahidiintu ay fariintoodu ku gaarsiinayaan mid ka mid ah qowmiyadaha ugu baalaran Mandiqadda.

Filimkan oo bishii Ramadan ee la soo dhaafay ay baahisay mu’asasada Al-kataa’ib ayaa goorhore lagu soo saaray ilaa afar Luuqadood oo kala ah: Carabi, Englsih, Swahili iyo Soomaaliya, Waxaana Luuqadda Oromo ee hadda lagu soo saaray ay ka dhigeysaa Luuqaddii Shanaad ee filimkan lagu soo saaro.

Oromo waa Luuqad ay ku hadasho qowmiyadda ugu balaaran dalka Itoobiya iyo guud ahaan geeska Africa.

Sababo ku aadan muhiimada fariinta uu xambaarsan yahay iyo baahida loo qabo in Muslimiinta bartaan sidoo kalena fahmaan Mas’alada “Dafcinta cadowga hororka ah” ayaa waxaa lagama maarmaan noqotay in Mujaahidiintu ay dadaal ku bixiyaan sidii fariinta uu xambaarsan yahay filimkan loo gaarsiin lahaa malaayiinta Muslimiinta ah ee kacdoonka bilowga ah ku qaaday nidaamka Tigreega ah ee heystay dalka Itoobiya.

Filimkan wuxuu si kooban u soo gudbinayaan duullaanka saliibiga ah ee casrigan ay wajaheyso Umadda Muslimka ah, ka dibna wuxuu soo gudbinayaa xalka iyo wadada sharciga ah ee lagu wajihi karo cadowgaas. Wuxuu filimku si qoto dheer u sharaxayaa mas’alada ku saabsan “dafcinta cadowga Saa’ilka ah” isagoo soo xiganaya Aayado qur’aan ah, Axaadiith iyo Aqwaal culimada Muslimiintu leeyihiin.

Oromo waa qowmiyadda ugu balaaran ee degta dalka Itoobiya iyo xitaa guud ahaan mandiqadda loo yaqaano geeska Africa, waxay degtaa dhul lagu qiyaasay in ka badan 600,000 Km Square. waxay xuduud la leedahay Sudan, Kenya, Soomaaliya iyo gobolo kale oo ka mid ah Itoobiya, waxaa lagu qiyaasaa ugu yaraan 30 milyan, waxayna 45% ka yihiin guud ahaan bulshada dalka itoobiya oo lagu qiyaaso ku dhawaad 100 milyan.

Waa markii ugu horeysay oo mu’asasada Al-Kataa’ib ay soo saarto Isdaar ku baxaya luuqadda Oromo, waxayna tani ka dhigan tahay talaabo horay loo qaaday oo lagu kicinayo Malaayiin Muslimiin ah oo muddo tobanaan sano ku hoosjiray dulmig iyo xadgudubyo foolxun balse hadda u istaagay sidii ay isaga dul qaadi lahaayeen dulmiga kaga xuroobi lahaayeen.

Isdaaraadka iyo fariimaha mu’asasada Al-kataa’ib waxay horay u bartilmaameedsan jireen dadka ku hadla luuqadaha Carabiga, English, Sawaaxiliga iyo Soomaaliga.

Talaabadan ay hadda ku dhaqaaqday waxay imaaneysaa iyadoo dhowrkii bilood ee ugu dambeeyey ay indhaha warbaahinada caalamku hayeen kacdoonka ay Muslimiinta Oroma kaga soo horjeedaan nidaamka xoogga ku heysta dhulkooda, ayna warbaahinada reergalbeedka qaarkood dadaal xoogan ku bixinayeen sidii nufuud warbaahineed ay kaga heli lahaayeen dhulka Oromia si ay u marin habaabiyaan bulshada Muslimka ah ee ku dhaqan dhulkaas.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Filimka Lagu Soo Saaray Af-oromo.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Mid Ka Mid Ah Odayaashii Soo Xulay Xildhibaanada Axmed Madoobe Oo La Dilay.
Next: Askari Boolis Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada