Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Cabsi Xoogan Oo Soo Wajahday Dowlada Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Cabsi Xoogan Oo Soo Wajahday Dowlada Kenya.

September 30, 2017

War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in laga cabsi qabo weeraro hor leh oo lala beegsado dadka Kenyaanka ah iyo Ajaanibta ku sugan qaar katirsan magaalooyinka waaweyn ee wadanka Kenya.

Saraakiisha Booliska Kenya ayaa sheegay in xaalad cabsi leh ay ka jirto magaalooyin katirsan gobollada Lamu iyo Waqooyi Bari oo loola jeedo gobolka gumeysiga kujira ee (NFD), Kenya waxay sheegtay in ay heleen macluumaadyo sheegaya weeraro culus oo Al Shabaab ku qaadi doonto dhowr magaalo.

Dowladda Kenya waxay muujisay walaac ah in dadka Kenyaanka Kirishtaanka ah iyo kuwa ajaanibta ah ay bartilmaameed sahlan unoqdaan ciidamada Xarakada Al Shabaab waxayna kula talisay ajaanibta in ay u baqoolaan dhanka magaalada Na’irobo.

Warbaahinta maxalliga Kenya oo soo xiganaysa saraakiisha Booliska ayaa sheegtay in Barakac xooggan uu ka bilaawday sedax gobol oo kala ah Gobolka Xeebta, Waqooyi Bari, iyo Lamu, boqolaal ajaanib ah ayaa la sheegay in gelinkii dambe ee shalay ay ka baxeen magaalooyinka loo dalxiis tago ee Lamu iyo xeebaha magaalada Bombaasa.

Baqdinta ugu daran ayay Kenya ka muujinaysaa magaalada Mandheera ee kaabiga ku heysa degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo oo dagaalyahanada Al Shabaab ay dhowr mar ka fuliyeen weeraro dhiig badan ku daatay.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamij Gaar Ah Weeraradii Waaweynaa Ee Dalka Ka Dhacay September 2017.
Next: Dhageyso Waxgaradka Sh/hoose Oo Bogaadiyay Weerarkii Bariire.

Related Stories

Shabaabul Mujaajhidiin Oo Sheegay In Maraykanku Muujiyey Naceybka Uu U Qabo Shacabka Soomaaliyeed.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaajhidiin Oo Sheegay In Maraykanku Muujiyey Naceybka Uu U Qabo Shacabka Soomaaliyeed.

June 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-12-1447 Hijri.

June 10, 2026
Iiraan Iyo Maraykanka Oo Is-weydaarsaday Weerarro Duqaymo Ah.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Iyo Maraykanka Oo Is-weydaarsaday Weerarro Duqaymo Ah.

June 10, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada