Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Ka Dhacay Qeybo Ka Mid Ah Dalka Maali.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Ka Dhacay Qeybo Ka Mid Ah Dalka Maali.

October 18, 2017

Wararka laga helayo dalk Maali waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah dalkaasi ay ka dhaceen Dhowr weerar oo lala beegsaday ciidamada dowladaha ku duulay dalkaasi iyo sidoo kale kuwa ilaalada xuduudaha ee dowlada daba dhilifka Maali.

Weerarka Kowaad oo loo adeegsaday qaraxyo waxa uu mid ka mid ah qaraxyadaasi ka dhacay wadada isku xirta magaalooyinka Menka iyo Ansongo oo ah magaalooyin dhaca dhanka Waqooyi ee dalka Maali.

Qaraxan waxaa lala beegsaday gaari gaashaaman oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Nabad ilaalinta qaramada midoobe ee ku duulay dalka Maali,miinada ayaa burburisay gaariga ay haleeshay,tiro askar oo gaariga la socotay dhimasho iyo dhaawac ayeey ku noqdeen.

Qaraxa Labaad waxaa lala beegsaday gaari ay la socdeen ciidamada dowlada Maali qeybta qaabilsan ilaalinta Xuduudaha waxaa qaraxan lala beegsaday xilli ay marayeen agagaarka Tuulada Saay ee Mandiqadda Mopti ee dalkaasi.

Qaraxan ayaa sababay burburka mid ka mid ah gaadiidka dagaalka dowlada Maali iyo dhaawaca tiro askar ah oo ka tirsan ciidamada Ilaalada Xuduudaha Maali.

Weerarka Labaad oo ahaa dagaal toos ah waxaa lagu qaaday Bar-control oo ciidamada dowlada Maali ay ka sameysteen deegaanka Asengo ee Waqoyga Maali.

Ragga hubeysan ee weerarkan qaaday ayaa gabi ahaan la wareegay gacan ku heynta goobta ay weerareen waxeyna halkaasi ku dileen tiro ka tirsan maleeshiyaatka Maali,iyagoona halkaasi ka qaatay gaari ciidan iyo hub fara badan oo ciidamada Xukuumada Maali kaga carareen saldhigaasi.

Sidoo kale weerar ayaa ka dhacay saldhig ku yaala deegaanka Mowrjih oo ah deegaan dhaca Waqooyga Maali waxaa dagaalkan si gaar ah loogu qaaday saldhig deegaankaasi ay ka sameysteen ciidamada Nabad ilaalinta isku sheegay ee ku duulay dalkaasi.

Weerarkan ayaa sababay dhimashada iyo dhaawaca Tobaneeyo ka tirsan ciidamada dowladaha kala duwan ka socday ee Maali ku duulay sidoo kale ragga weerarkan fuliyay waxey gubeen saddex gaari oo noocyada dagaalka ah iyo saldhigii ay weerareen.

Sidoo kale waxey furteen oo ay qaateen gaari dagaal iyo bakhaarkii hubka ee saldhigaasi,sidoo kale qarax ka dhacay deegaan ku yaala duleedka magaalada Menka waxaa ciidamada Nabad ilaalinta gaalada Midowday looga gubay gaari ciidan tiro askar ahna waa looga dilay.

Mu,asasada Az-zallaaqah ee garabka Warbaahineed ee Mujaahidiinta Jamaacada U Nusreynta Islaamka iyo Muslimiinta ee Taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Magribul Islam ayaa baahisay Bayaan kasoo baxay Jamaacada.

Bayaankan ayeey Jamaacada U Gargaaridda Islaamka Iyo Muslimiinta ku sheegatay Mas,uuliyadda weeraradan aan kor kusoo xusnay waxeyna Jamaacada wacad ku martay iney sii kordhineyso weerarada ka dhanka ah ciidamada Maali,Faransa iyo kuwa dowladaha Afrika ka socda ee ku duulay dalkaasi.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Gaarka ah ee Maraykanka Oo Burbur Qarka U Saaran. (Warbixin)
Next: Dhageyso WI Baay Iyo Bakool Oo Inka Badan Kun Qoys Raashiin U Qeybisay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada