Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Boqolaal Askari Oo Ka Tirsan Xukuumada Afghanistan Oo Isaga Firxaday Mucaskaraat Tababar Milleteriga Uga Socday Gudaha Mareykanka.
  • Allposts
  • Warar

Boqolaal Askari Oo Ka Tirsan Xukuumada Afghanistan Oo Isaga Firxaday Mucaskaraat Tababar Milleteriga Uga Socday Gudaha Mareykanka.

October 26, 2017
Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2017-10-20 19:06:12Z | |

Saraakiil melleteri oo katirsan wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Nasaarada Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in boqolaal ka tirsan ciidamada xukuumadda Dabadhilifka Afghanistan oo tababaro uga socday gudaha wadanka Mareykanka ay ka goosteen tababarka.

Wararka ka imaanaya gudaha Mareykanka ayaa sheegaya in boqolaal askar iyo saraakiil ay isaga firxadeen mucaskaraatka tababarka uga socday ee gobolka Florida wadanka Mareykanka, warbixin uu soo saaray guddiga dib udhiska Afghanistan ayaa lagu sheegay in  320 askar iyo saraakiil ah oo tababar loogu qaaday Mareykanka ay ka carareen xeryaha tababarka iyagoo magengelyo weydiistay laamaha socdaalka Mareykanka.

Madaxa baarista guddiga ayaa warbaahinta usheegay in canaasirta booliska ay u badanyihiin saraakiisha ka firxaday xeryaha Booliska wuxuuna ku baaqay in dabagal lagu sameeyo sababta keentay in ciidamadii latababaray ay magengelyo weydiistaan Mareykanka.

Warbixintan cusub waxay daaha ka feydaysaa in 47% ciidamada xukuumadda Afghanistan ee dibadda loo qaaday ay ka tageen shaqada waxaana loo sababeeyay in ay ka baqayaan in lagu laayo weerarada Taliban ay ka waddo wadankaasi.

Guddiga dib udhiska wadanka Afghanistan oo hoostaga isbahaysiga NATO ayaa ka sheeganaya mooraal xumo aad usarraysa oo kajirta sufuufta askarta iyo saraakiisha latababaray.

Dhinaca kale wasaaradda arrimaha dibada Mareykanka ayaa xaqiijisay in boqolaal dagaalyahan oo tababarro dibadda loogu qaaday ay shaqada ka carareen waxayna eedayn ujeedisay saraakiisha xukuumadda Afghanistan.

“sare ukaca ku imaanaya askarta iyo saraakiisha magengelya doonka ah ee ka baxsanaya tababarka waa wax aad usarreeya mana ahan wax la aqbali karo sababta ugu weyn ee ciidamadu tababarrada uga firxanayaan ayaa ah xaddiiga cunfiga iyo dagaallada ay argagaxisada Taliban ka waddo wadanka Afghanistan iyo sidoo kale khasaaraha lixaadka leh ee ciidanka qaranka kasoo gaaraya dagaallada” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda.

16 sanadood oo xiriir ah ayuu dagaal faraha looga gubtay ka socdaa wadanka Afghanistan waxaana xusid mudan in intabadan ciidamadii Ajanbiga ahaa ee duullaanka saliibiga Afghanistan ka qeyb qaatay isaga baxeen wadanka marka laga reebo 13-kun ciidamo Mareykan ah oo dalka Afghanistan ku sugan.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Maxkamada WI Jubbooyinka Oo Fulisay Xad Rajmi Ah.
Next: Madaafiic Lagu Garaacay Saldhiga Ciidamada Axmed Madoobe.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada