Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Rabshado Iyo Shaqo Joojin Hareereysay Dalka Uganda.
  • Allposts
  • Warar

Rabshado Iyo Shaqo Joojin Hareereysay Dalka Uganda.

November 7, 2017

Wadanka Uganda waxaa kajira shaqa joojin ay sameeyeen dhammaan howlwadeenada caafimaadka arrinkaas oo saameeyay Malaayiin qof danyar ah oo ku tiirsanaa adeegyada caafimaadka bilaashka lacag la’aanta ah.

Dhakhaatiirta ka shaqeynaya Isbitaalada dadweynaha ee Ugandha ayaa sameeyeen mudaaharaadyo ballaaran oo ay uga cabanayaan mushaar la’aan iyo dayacaad uga timid dhanka xukuumadda sida uu sheegay Afhayeen uhadlay Ururka dhaqatiirta.

Shaqa joojinta ay ku dhaqaaqeen guddiga dhaqaatiirta dalka Uganda waxaa ka horreyay iskusoo baxyo ballaaran oo ka dhacayay dhammaan magaalooyinka waaweyn sida uu wakaaladda wararka Reuters u sheegay Faustus Kavuma oo ah Afhayeenka Ururka dhaqaatiirta Uganda.

Dhaqaatiirta ayaa sheegay in hoos u dhac ballaaran uu ku yimid lacagihii mushaaraadka ah ee dhanka dowladda uga imaan jiray iyo qalabka caafimaadka ee aas-aasiga u ah shaqada ay howlwadeenada caafimaadka uhayaan bulshada.

“qalabka shaqada ee yaal isbitaallada danta guud aad buu uliitaa sidoo kale waxaa hoos udhac ballaaran uu ku yimid lacagihii mushaaraadka ahaa ee dowladdu siin jirtay dhaqaatiirta iyo howlwadeenada caafimaadka” ayuu yiri Afhayeenka Ururka dhaqaatiirta dalka Uganda.

Waxa uu sheegay in dhakhaatiirtu ay u baahnayeen waxyaabo ay ka mid yihiin gacmo gashi ama golofis, iyo qalabka jeermis dilaha.

Dowlada Uganda oo Musuq Maasuq uu ragaadiyay ayaa sanad walba mushaaraadka dhaqaatiirta iyo adeegyada caafimaadka ku bixin jirtay lacag ka badan 1.1 Bilyan oo ah lacagta maxalliga ah ee wadanka laga isticmalo.

Ururka dhaqaatiirta Uganda ayaa doonaya in qarashkas ku baxa caafimaadka kor loo qaado oo lagaarsiiyo 8.45 Bilyan oo ah shillinka Uganda.
Shaqa joojinta ay ku dhaqaaqeen Ururada iskaashatada caafimaadka dalka Uganda ayaa ka caraysiiyay malaayiin qof kuwaas oo ka sheeganaya cudurro uu ugu badanyahay cudurka dilaaga HIV.

Kooxaha mucaaradka ayaa ku eedaynaya xukuumadda in aysan miisaaniyadda sanadlaha ah qarash fiican ugu darin adeegyada caafimaadka taas bedelkeedna ay miisaaniyadda melletetiga sare uqaadday, Uganda waxay kamid tahay wadamada kumanaanka Askari uga qeyb qaadanaya duullaanka garadarrada ah ee lagusoo qaaday dalka Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Uganda oo uu wasiir ka yahay siyaasi ay isku dhowyihiin Yuweri Museveni ayaan dheg jalaq usiin cadaadisyada kaga imaanaya bulshada qeybaheeda kala duqan.

Mushkiladdan dhanka caafimadka ah ee ka taagan wadanka Uganda ayaa imaanaya xilli shacabku ka caraysanyihiin isku dayga uu kaligii Taliye Museveni ku doonayo in 31 sanadood xiriir ah uu sii maalo wadanka isagoo xabsiyada ku guray dhammaan siyaasiyiinta mucaaradsan xarig dheeraysashada uu sameeyay.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Inka Badan 15 Askari Kenyaati Ah Oo Weerar Lagu Dilay.
Next: Dhageyso Falanqeyn Ku Aadan Hadalka Kasoo Yeeray Taliska AMISOM.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-09-1447-Hijri.

March 11, 2026
Dad Fara Badan Oo Ku Dhintay Roobab Mahiigaan Ah Oo Ka Da’ay Waddanka Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Dad Fara Badan Oo Ku Dhintay Roobab Mahiigaan Ah Oo Ka Da’ay Waddanka Kenya.

March 11, 2026
Guddoomiyihii Buulo-mareer Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray Iyo Xerada Hiilweyne Oo La Duqeeyay.
  • Allposts
  • Warar

Guddoomiyihii Buulo-mareer Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray Iyo Xerada Hiilweyne Oo La Duqeeyay.

March 10, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada