Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Taliska Shisheeyaha Oo Bandow Kusoo Rogay Xerada Xalane.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Taliska Shisheeyaha Oo Bandow Kusoo Rogay Xerada Xalane.

November 9, 2017

War qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidamada Kufaarta Afrikaanta ayaa lagu sheegay in la hakiyay dhammaan howlihii Xerada Xalane  laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 9,November 2017 islamarkaana uusii xirnaan doono illaa 13-November 2017.

Taliska Shisheeyaha waxa uu sheegay in shaqada laga joojiyay inkabadan 1500 qof oo ka mid ah shaqaalaha shirkadaha ka shaqeeya Xerada Xalane iyo dhammaan Hoteellada ku dhow garoonka diyaaraha.

Kufaarta waxay si gaar ah digniin ugu jeedisay shirkadaha shisheeye ee ka dhax shaqeeya xarunta Xerada Xalane iyo shaqaalaha garoonka diyaaradaha Muqdisho waxayna sheegtay in howlgalkan ay fulinayaan ciidamada Sectar1 kuwaas oo awood loo siiyay in ay baaritaannada u adeegsadaan Eeyaha.

Jarraska digniinta ee uu yeeriyay taliska ciidamada AMISOM ayaa ah mid muujinaysa cabsida ay ka qabaan weeraro uga yimaad Xarakada Shabaabul Mujaahidiin, waxaana muuqata in shisheeyuhu uu ka shakisanyahay shaqaalaha iyo shirkadaha Ajanabiga ah.

Qoraalka waxaa ku saxiixnaa wakiilka gaarka ah ee midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya, Waxaana cinwaan looga dhigay “Xeridda Saldhigga Laga Bilaabo 9-ka Ilaa 13-ka Nov” Wuxuu ka kooban yahay marka afar qodob.

Qodobka koowaad waxay ku sheegeen in Ciidamada AMISOM ay sameyn doonaan howlgal amni oo ballaaran oo gudaha Xerada laga sameynayo kaas oo socon doona laga bilaabo maanta oo ah 9-ka bisha Nov Islamarkaana socon doona illaa 13-ka bisha Nov. Waxay qodobkan ku yiraahdeen “si loo xaqiijiyo in howlgalku qabsoomay si faragelin la’aan ah, waa la joojin doonaa dhammaan shaqada dhismaha iyo ganacsiga ka socda gudaha Xerada, taas waxaa soo gelaya in xerada loo diido in ay soo galaan shaqaalaha qaranka, lagana mamnuuco gaadiidka xamuulka ah ee ka shaqeeya saldhigga, Xeradan lagusoo xaaqo Eeyo ka hortaga qaraxyada, lanasoo rog Bandow, lana sameeyo bar koontaroollo dheeraad ah oo laga hirgelinayo hareeraha xerada.

Qodobka 2-aad waxaa lagu yiri:

Hadaba sidaas darteed waxaa la idinkula talinayaa in aad joojisaan dhammaan shaqada dhismaha iyo ganacsiga ka socda Marine MovCon, Garoonka, Eeriyada gaadiidka lagu dhaqo, iyo dhammaan dukaamada kale ee ku yaalla gudaha saldhigga inta lagu gudajiro waqtigaas la xadiday, Isla qodobkaan labaad waxay ku yiraahdeen: inta lagu gudajiro Xiritaankan waxaan saaxiibadeena, Safaaradaha, Qandaraaslayaasha, Shirkadaha iyo dukaamadaha ka codsaneynaa in ay qaataan talaabooyinka soo socda:

A.In ay soo gudbiyaan tirada dhamaan gaadiidkiina (Xamuul iyo mid yarba) ee u yaalla gudaha xerada iyadoo ay soo cusbooneysiisanayaan Taargada gaadiidka, kuna soo xiranayaan mida sanadka cusub ee imaan doonta 2018-ka.

B.In ay tiriyaan, soona gudbiyaan macluumaadka dhaman shaqaalahooda hadey yihiin kuwa caalami ah iyo kuwo maxali ah, soona gudbiyaan wadamada ay ka soo jeedaan iyo dhalashadooda.

C.Hotellada iyo guryaha la dagan yahay ee ku yaalla xerada waa in ay soo gudbiyaan liisaska macaamiishooda, Waxaana tani ay noqon doontaa bey dhaheen mid joogta ah oo Hotelada aan kula xisaabtami doono.

D.In ay u ogolaadaan ama u fududeeyaan Team-ka Eeyaha ee AMISOM iyo UN-ka in ay fatashaan ama baaraan guud haan Hotelada iyo xarumahooda si ay u baaraan haddii Qaraxyo ama hub lagu qariyey goobta.

E.In la joojiyo shaqo dheeraad ah inta lagu gudajiro mudadan xitaa haddii wax la kala kireystay ka hor go’aankan.

F.In ay keenaan Dareeska ama Uniforms-ka ay qaataan shaqaalaha iyo kaararkooda aqoonsiga.

G.Shirkadaha Amniga ee gaarka loo leeyahay ee ka howlgala gudaha Xerada waxaa iyagana lagu amray in ay keenaan liiska guud ahaan hubkooda iyo leysanka ay ka heystaan dowlada Federaalka.

Arintan gabagabada iyo kala guurka ah waxay sheegeen in ay socon doonto muddo saddex maalin oo intaan howl ah lagu soo afjari doono, islamarkaana shaqadu ay caadi ku soo noqon doonto wixii ka dambeeya 13-ka Nov. 2017-ka. Qoraalkan waxaa loo diray qaar ka mid ah hay’adaha iyo shirkadaha ka howlgala magaalada Muqdisho, qaarkood ayaa baraha bulshad aiyo mareegaha internetka soo geliyey, waxaana mesha ugu dambeysay ku xusan qaar ka mid ah shirkadaha loo diray waxayna kala yihiin:

Xarunta dhexe ee AMISOM oo halkaas ku shaqeysa.

Saaxiibada AMISOM iyo Xulifadeeda oo ay Reergalbeedka ay kala jeedaan

Dhamaan shirkadaha ka howlgala garoonka diyaaradhaa ee Muqdisho.

Marine Shop Operators oo iyagana halkaas xarun ku leh.

Dadka ka shaqeeya Goobaha lagu dhaqo gaadiidka

Iyo dhamaan dadka ka shaqeeya Dukuumada ku yaalla halkaas.
Arrintan ayaa imaanayasa xilli maalmo ka hor ay dowladda Mareykanka ay ku amartay muwaadiniinteeda in ay si degdeg ah uga baxaan magaalada Muqdisho gaar ahaan garoonka diyaaradaha.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shil Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
Next: Kolanyo American Iyo Somali Isugu Jirta Oo Lagu Weeraray Sh/hoose.

Related Stories

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Muuqaalka Maleeshiyo Lagu Weeraray Isbaaro U Tiillay Duleedka Diinsoor.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Maleeshiyo Lagu Weeraray Isbaaro U Tiillay Duleedka Diinsoor.

January 18, 2026
WAR SAXAAFADEED: “Weeraro Cagmarin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Warsheekh”.
  • Allposts
  • Warar

WAR SAXAAFADEED: “Weeraro Cagmarin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Warsheekh”.

January 18, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada