Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Trump Oo Ku Hanjabay in Uu Dhaqaalaha Ka Jari Doono Dowladaha Doonaya In Ay Kasoo Horjeestaan Go’aankiisi Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Ku Hanjabay in Uu Dhaqaalaha Ka Jari Doono Dowladaha Doonaya In Ay Kasoo Horjeestaan Go’aankiisi Qudus.

December 21, 2017

Dowladda Saliibiyadda Mareykanka ayaa walaac xooggan ka muujinaysa in qaraarkii uu bilaawgii bishaan soo saaray Donald Trump ee magaalada Qudus uu ugu aqoonsaday caasimadda Yahuudda lalaalo.

Kulan maanta gelinka dambe lafilayo in uu yeesho ‘Golaha Ammaanka’ ayaa looga doodayaa go’aankii Mareykanka ee carada badan dhaliyay, ilo wareedyo ayaa sheegaya in inta badan dowladaha xubnaha ka ah Q,Midoobe ay u codeyn doonaan laalidda go’aankii Trump.

Diblumaasi sare oo katirsan Q.Midoobe oo ku sugan magaalada New York ayaa wakaaladda wararka Faransiiska u sheegay in dhammaan dowladaha ka jira caalamka islaamka marka laga reebo Sacuudiga iyo Imaaraatka ay ucodeyn doonaan in lalaalo go’aanka Trump halka dowlaha qaaradda Yurub iyo Laatiin America ay u codeyn doonaan in la laayo qaraarka Trump.

Dowladda Mareykanka oo ka cabsi qabtay in la carqaladeeyo go’aankii ay ku taageertay Yahuudda ayaa digniin u dirtay dowladaha isku diyaarinaya in ay u codeeyaan qaraarka horyaal ‘Golaha ammaanka’.

Gaalka Axmaqa ah ee Donald Trump oo saxafiyiinta kula hadlayay aqalka cad ayaa ku hanjabay in dhaqaalaha ay ka jari doonaan dowladaha isku daya in ay kasoo horjeestaan go’aankiisa “Dowladahaas waxay naga qaataan malaayiin doollar ama balaayiin doollar, haddana inaga ayay naga hor imaanayaan, hagaag, codbixintaas waan la soconaa” ayuu yiri Trump.

Sidoo kale safiiradda Mareykanka ufadhida Xarunta Q.Midoobe ayaa sheegtay in ay diiwaan gelisay magacyada safiirrada dowladaha doonaya in ay u codeeyaan qaraarkan, Mugdi badan ayaa ku jira mowqifka ay dowladda Masar qaadan doonto sababtoo ah lacago malaayiin dollar ah ayay bil walba ka heshaa dowladda Mareykanka.

Waxaa la saadaalinayaa in qaar kamid ah dowladaha dabadhilifyada ah ee caalamka islaamka kajira ay u hoggaansamaan Handadaada Trump ka timid ayna ka baaqdsadaan in ay qaataan tallaab loogasoo horjeedo in Qudus caasimad u tahay Yahudda.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Weerar Gaadiid Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Shabeelada Hoose.
Next: Qarax Lagu Dilay Askar Jabuutiyaan Ah Oo Ka Dhacay Gobalka Hiiraan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Dulqicdah-1447-Hijri

April 29, 2026
Halkee Marayaan Wadaxaajoodyada U Dhaxeeya Maraykanka Iyo Iiraan.
  • Allposts
  • Warar

Halkee Marayaan Wadaxaajoodyada U Dhaxeeya Maraykanka Iyo Iiraan.

April 29, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-11-1447-Hijri.

April 29, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada