Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Warqado Liddi Ku Ah Maamulka Tigreega Oo Lagu Daadiyay Addis Ababa.
  • Allposts
  • Warar

Warqado Liddi Ku Ah Maamulka Tigreega Oo Lagu Daadiyay Addis Ababa.

January 11, 2018

Jah wareer dhanka amniga iyo siyaasadda ah ayaa ka taagan wadanka Itoobiya kadib markii ay sii xoogeysteen kacdoonadii shacbiga ee lagu diidanaa Taliska Xabashida ee fadhigiisu yahay magaalada Addis Ababa.

Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa sheegaya in rabashadaha dhiigga badan ku daadanayo ay wali kasii socdaan gobollada Oromia iyo Amhara oo sanaddii 2016 ku kacdoomay Nidaamka talada haya.

Boqolaal qof ayaa bilihii lasoo dhaafay ku dhintay weeraro ka dhacay deegaanno katirsan gobollada Somaligalbeed iyo Oromia arrinkaas oo ay ku lug lahaadeen saraakiil katirsan wasaaradda difaaca Itoobiya.

Colaaddan oo ay huriyeen maleeshiyaadka Liyuu Booliska dowladda Itoobiya ayaa saameyn ku yeeshay dowladda xabashida taasi oo keentay in kala shaki ballaaran uu soo kala dhax galo mas’uuliyiinta dowladda.

Wasiirka difaaca Itoobiya Siraaj Fajiisa ayaa markii ugu horraysay u goodiyay qaar kamid ah saraakiisha ciidanka oo uu ku eedeeyay amar diido iyo ku lug lahaashiyaha kacdoonka wadanka ka socda.

Siraaj Fajiisa oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in ay jiraan saraakiil ciidan iyo mas’uuliyiin si toos ah ugu lug yeeshay kacdoonnada iyo rabshadaha wali kasii socda wadanka.

Wuxuu si gaar ah u sheegay in saraakiil katirsan maleeshiyaadka Soomalida Liyuu Booliska iyo kuwa Oromada ay diideen in ay u hoggaansamaan awaamirta dowladda wuxuuna ugu hanjabay in tallaab laga qaadi doono.

Dhinaca kale Dadka kunool magaalada Addis Ababa ayaa saaka ku waa bariistay warqado digniino ah oo daadsan waddooyinka magaalooyinka waaweyn.

Goob joogayaal ayaa sheegay in warqadaha ay ku qornaayeen Erayo ka dhan ah Nidaamka Itoobiya, warqadaha ladaadiyay ayaa looga digayay madaxda dowladda Itoobiya sii wadidda tallaabooyinka ay ku daminayaan kacdoonka isbedel doonka ah ee wali wadanka ka socda.

Dhaq dhaqaaqyada mucaaradka Itoobiya ayaa sii xoogeysanayay Afartii Bilood ee lasoo dhaafay inkastoo xukuumaddu ay sheegtay in ay soo gaba gabaysay kacdoonka hadane wali waxaa socda hardan loogu jiro isbedel dhanka maamulka ah oo Itoobiya ka hana qaada.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askari Ka Tirsan Maamulka Farmaajo Oo Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha.
Next: Gaari Gaashaaman Oo Lagu Gubay Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri

April 28, 2026
Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.
  • Allposts
  • Warar

Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada