Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askarta Kenya Iyo Kuwa Maamulka Farmaajo Oo Ku Dagaalamay Duleedka Ceelwaaq.
  • Allposts
  • Warar

Askarta Kenya Iyo Kuwa Maamulka Farmaajo Oo Ku Dagaalamay Duleedka Ceelwaaq.

January 12, 2018

Wararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ee Konfur Galbeed dalka Somalia waxey sheegayaan in duleedka degmadaasi ka dhacay dagaal culus oo dhexmaray maleeshiyaatka dowlada Ridada iyo ciidamada Saliibiyiinta Kenya.

Iska hor’imaadkan xoogan waxa uu sigaar ah kaga dhacay wadada isku xirta degmada Ceelwaaq iyo deegaanka Ceelqaalow waxa uu dagaalkan yimid kadib markii kolanyo ka tirsan ciidamada Kenya ay xad beenaadka kasoo gudbeen iyagoo aanan kusoo wargalin maamulka Murtadiinta ugu magacaaban degmada Ceelwaaq.

Saraakiisha iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada oo cabsi xoogan ka qabo weerarada Shabaabul Mujaahidiin ayaa mooday in ciidamada kusoo socda magaalada ay yihiin ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxeyna isku dayeen iney difaac ka galaan bartamaha wadadaasi.

Kolanyada ciidamada Saliibiyiinta Kenya oo arkay maleeshiyaatka Murtadiinta oo wadada dhinaceeda taagan ayaa markaliya ooda oga qaaday rasaas xoogan iyagoo mooda iney yihiin ciidamada Shabaabul Mujaahidiin oo Kamiin ugu jira.

Dagaalka oo muddo socday waxey maleeshiyaatka dowlada Farmaajo iyo ciidamada Kenya isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan waxeyna ciidamada Kenya dileen saraakiil iyo askar fara badan oo ka tirsan dowlada Ridada.

Saraakiisha ciidamada Saliibiyiinta Kenya ay ku dileen dagaalkan waxaa ka mid ah Gaashaanle Dhexe Maxamed Aadan Yuusuf  oo ku magacdheer Ilka case iyo tiro kale oo ka tirsan maleeshiyaatka Maamulka Farmaajo, tiro kalane weey dhaawaceen oo isla maleeshiyaatka dowlada ah.

Dagaalkan ka dhacay duleedka degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ayaa muujinaya heerka ay la egtahay cabsida xoogan ee ciidamada Saliibiyiinta Kenya iyo kuwa dowlada Ridada ay ka qabaan weerarada culus ee kaga yimaada dhanka Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Degmo Ka Tirsan Gobalka Banaadir.
Next: Dhageyso: Mashruuc Biya Gelin Ah Oo Ka Billawday Degmada Tooratooroow Sh/Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada