Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Warbixin: Buug laga yaabo inuu sabab u noqdo in Donald Trump Laga Eryo Aqalka Cad.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Warbixin: Buug laga yaabo inuu sabab u noqdo in Donald Trump Laga Eryo Aqalka Cad.

January 13, 2018

Dab iyo caro, waa halkudhig lagala soo dhex baxay kitaabka munxarifka ah ee Injiil, taas oo Donald Trump uu adeegsaday hanjabaad uu jeediyay madaxweynaha kuuriyada Wuqooyi, balse maalina kuma fakarin inuu noqon doono ciwaanka buug gilgilay tiirarka Aqalka cad ee uu isagu madaxweynaha ka yahay.

Dab iyo caro, gudaha Aqalka cad ee Trump waa ciwaanka buug cusub oo dhawaan soo baxay, kaas oo uu qoray wariye katirsan wargeyska Newyork Times oo lagu magacaabo Michel Wolff, kagana sheekeeyey laga soo billaabo maalintii uu Donald isku soo sharxay doorashada madaxtinimo illaa markii uu la wareegay Aqalka cad.

Buugan ayaa markii uu durba soo baxay waxaa uu aad ugu baahay caalamka, isagoona tirade la daabacay si dhaqsi ah lagu kala qaatay, waxaana qoraaga buuga uu macluumadyada ku dhex jira kitaabka uu ka halay waraysiyo dhaadheer oo gaaraya 200 oo waraysi oo uu la yeeshey saraakiiil sar sare oo katirsan Aqalka cad, qaar kamid ah Qaraabada Donald Trump iyo dad aqoon wanaagsan u leh madaxweynaha, waana waxa kitaabka siiyay caanimada iyo in la rumeysto waxa ku dhex jira.

Kadib markii Donald Trump uu go’aansaday inuu isku sharxo madaxtinimada Maraykanka wuxuu damcay in saaxiibkiisii hore ee Roger Ailes oo ahaa mas’uul hore oo katirsan shirkadda Fox News uu ka dhigo madaxda ol olaha doorashadiisa, balse ninkan wuu ka biyo diiday soo bandhigista saaxibkiisa Donald, isagoo ku andacoonaya in Trump uu yahay qof aan tala qaadanin, laheyna aragti siyaasadeed oo muuqata, marnabana Roger kuma fakarin in saaxibkiisa uu ku guleysan doono Doorashada.

Isbuuc kadib markii Roger uu ka diiday saaxibkiisa inuu u noqdo madaxa ol olaha doorashadiisa, waxa uu Donald Trump u magacaabay Stiv Banon jagadan, Ragor ayaana ka qoomameeyey diidmada jagadaas loo soo bandhigay, markii uu Donald Trump kusoo baxay doorashada.

Wuxuu qoraaga Buugan Michel Wolff ka waramayaa ujeedka rasmiga ah ee Donald Trump kalahaa isku soo sharxida doorashada madaxtinimada Maraykanka, isagoona sheegaya in Donald iyo la taliyaashiisa aysan fileynin xilligaas iney ku guuleysan doonaan doorashada, waxayna ku tashadeen iney khasaari doonaan, waxaana Sam nonbirig oo kamid ahaa mas’uuliyiinta ol olaha Trump mar uu waydiiyay Donald Trump sababta uu u doonayo inuu madaxweyne noqdo, jawaabta madaxweynahu noqotay ” waxaan doonayaa inaan noqdo ninka ugu caansan aduunka”.

Wolff ayaa tilmaamaya in isku soo sharxida doorashada keligeed ay ahayd hadafka Donlad Trump, haddii uu guuleysto iyo haddii uu khasaaraba wuxuu mar weliba ogaa inuu helayo caanimada uu doonayay, wuxuuna Donald Trump uu u sheegay saaxbikiisa Roger in laba gooraba isku soo sharxida madaxtinimada Maraykanka uu ka heli doono fursado badan oo waaweyn iyo shuhro ama caanimo ballaaran.

Wuxuu intaa ku darayaa Wolff ” doorashada uu ku khasaaro waxay u ahayd natiijo aan daal lahayn, dhamaan dadkana ay ku farxayaan, sababto ah Trump wuxuu noqon doonaa ninka ugu caansan caalamka, sida uu isagu jeclaa, gabadhiisa Ivanta iyo ninkeeda Jarid waxay noqon doonaan dad caan ah oo safiiro ka ah arimaha ganacsiga, iyagoo horey u ahaa hantiilayaal aan la aqoon.

Halkan ka dhagayso Warbixinta Buuga Dab iyo Caro Tayo sare.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Fadeexad: Maamulka Farmaajo Oo Sheegtay In Ay Burburiyeen Saldhiggii AlShabaab Ee Leego, Soona Xadday Sawirro Ay Faafisay Warbaahinta Islaamiga ah [Sawirro Caddeyn Ah].
Next: Faahfaahin Laga Helayo Weerar Gaari Looga Qabsaday Maamulka Farmaajo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri

April 28, 2026
Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.
  • Allposts
  • Warar

Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada