Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Labo Sano Oo Kasoo Wareegtay Dagaalkii Ceel-Cadde Ee Askarta Badan Looga Laayay Dowladda Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Labo Sano Oo Kasoo Wareegtay Dagaalkii Ceel-Cadde Ee Askarta Badan Looga Laayay Dowladda Kenya.

January 15, 2018

Aroornimadii hore ee 15,1,2016 maanta oo kale ayay ciidamo aad u hubeysan oo katirsan xarakada Al Shabaab waxay weerar ku kadiyeen ciidamo katirsan soo duulayaasha Kenya oo xilligaas ku sugnaa degmada Ceel-Cadde.

Weerarka oo ahaa mid saacada badan qaatay ayaa lagu xasuuqay ku dhawaad 200 oo katirsan melleteriga Kenya ee KDF-ta loo yaqaan.

Degmada Ceel-Cadde ee gobolka Gedo ayaa qiyaastii 60 KM ujirta magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi dhaca Koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dagaalka ku qabsaday gaadiid gaashaaman oo ciidanka Kenya lahaayeen, Keydad hub ah iyo saanado kale oo melleteri.

Dagaalkii Ceel-Cadde ayaa sumcad xumo usoo jiiday dowladda Kenya oo sheegan jirtay in ay leedahay melleteri tababar iyo qalab wanaagsan leh.

Sidoo kale guul darradii Ceel-Cadde ayaa hoos u dhigtay shacbiyadda dowladda Kenya ay ku leedahay gudaha dalkeeda, boqolaal kamid ah waalidiinta askartii lalaayay ayaa dowladooda ka waayay wax caddeyn ah iskaba daay in ay siiso lacago Magdhow ah.

illaa iyo hadda xukuumadda Kenya lagama haayo caddeymo rasmi ah oo ku aaddan tirakoob ah askartii looga dilay deegaanka Ceel-Cadde.

Xasan Sheekh Maxamuud hoggaamiyihii hore ee Dowladda Federaalka ayaa wareysi uu bixiyay ku xaqiijiyay in 200 oo askari Kenya looga dilay dagaalkii Ceel Cadde.

Dagaalkii Taariikhda galay ee Ceel Cadde ayay warbaahinta caalamiga ah siisay Pages ugaar ah halka shabakadaha dhacdooyinka keydiye ay siiyeem muhiimad gaar ah shabakadda Wikipedia ayaa sameysay linki gaar ah oo ay ciwaan uga dhigtay Battle of El Adde.

Hadda oo laba sanadood laga joogo dagaalkii Ceel Cadde ciidamada Kenya waxay ka baxeen magaalada Baardheere oo kamid aheyd ahdaaftii ugu weyneed ee ay soomaaliya ugusoo duuleen.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askari Ka Tirsan Dowlada Oo Si Layaab Leh Loogu Dilay Beledweyne.
Next: Qaraxyo Shisheeyaha Lagula Beegsaday Konfurta Iyo Bartamaha Dalka Somalia.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada