Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad Toban Askari American Ah Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad Toban Askari American Ah Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.

January 19, 2018

Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah dalkaasi ay ka dhaceen weeraro lala beegsaday askar American ah oo qeyb ka ah Saliibiyiinta duulaanka ku joogta dalka Afghanistan.

Weerarka Kowaad oo ahaa mid gaar ah oo si aad ah loo soo qorsheeyay waxa uu ka dhacay qeybo ka mid ah Wilaayada Qunduuz ee Waqooyga dalka Afghanistan,iyadoona weerarkan khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay askarta Mareykanka.

Weerarkan oo ahaa mid si aad ah loo soo qorsheeyay waxaa lagu qaaday kolanyo isugu jirta ciidamada Mareykanka iyo kuwa maamulka daba dhilifka Kaabul kuwaasi oo Saddex-dii Maalmood ee u dambeysay isku uruursanayay deegaano dhaca duleedka degmada Jahar-darha oo ka tirsan gobalka Qunduuz waxeyna kolanyadaasi isu diyaarineysay weerar ka dhan ah ciidamada Mujaahidinta Imaarada Islaamiga Afghanistan.

Kolanyadan ayaa inta aysan qaadin weeraradii ay qorsheynayeen waxey si kadis ah ula kulmeen oo lagu soo qaaday weerar qorsheysan taasi oo gabi ahaan meesha ka saartay duulaankii ay isku diyaarinayeen askarta Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa maamulka daba dhilifka Kaabul.

Inta la xaqiijiyay weerarkan waxaa lagu dilay Shan Askari oo AMerican ah tiro kalane waa lagu dhaawacay kuwaasi oo Baqtiyadooda iyo dhaawacyadooda lagu qaadya diyaarado Elecobtar ah oo ay leedahay dowlada Saliibiyadda Mareykanka.

Weerarka Labaad oo Loo adeegsaday Bam gacmeed waxaa lagu tuuray Askar American ah oo ku sugneed agagaarka garoonka diyaaradaha Magaalada Jalala-baad ee xarunta gobalka Nangahar ee Bariga dalka Afghanistan.

Weerarka Bamka ah waxaa lagu dilay Labo askari oo American ah Hal askari oo isla ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka ahna waa lagu dhaawacay kaasi oo la xaqiijiyay inuu dhaawiciisa culusyahay.

Mas’uuliyadda Labadan weerar ee lagu dilay Askarta American-ka ah waxaa sheegtay Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan,waxey weeraradan kusoo aadayaan xilli maalmo ka hor taliska ugu sareeya ciidamada Saliibiyadda Mareykanka uu qiray iney gabi ahaan ku fashil meen duulaankii ay ku qaadeen dalka Afghanistan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Saraakiil Iyo Askar Ka Tirsan Dowlada Oo Isku Dilay Banaadir Iyo Hiiraan.
Next: Askarta Mareykan Iyo Kuwa Dowlada Oo Caruur Xasuuqay.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada