Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowladda Sacuudiga Oo Sii Daysay Maalqabeenno Iyo Amiirro Mucaaraday Bin Salmaan [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

Dowladda Sacuudiga Oo Sii Daysay Maalqabeenno Iyo Amiirro Mucaaraday Bin Salmaan [Warbixin].

January 27, 2018

Dowladda Sacuudiga ayaa oodda ka qaadday tobaneeyo siyaasiyiin iyo ganacsato Maalqabeenno ah oo sanaddii lasoo dhaafay lagu xiray magaaladay Riyadh.

Ganacsato waaweyn iyo amiirro kamid ahaa xukuumadda ayaa lagasii daayay Hotelka caanka ah ee Ritz-Carlton oo ah hotel ay ku tamashleeyaan qoyska reer Boqor.

Warbaahinta Aala Sacuud waxay sheegtay in ganacsatada ladaayay uu kamid yahay Alwalid Ibraahiim oo ah milkiilaha shabakadda NBC iyo Nin amiir ah oo lagu magacaabo Khaalid Altuweyjiri oo horay usoo noqday madaxa diiwaanka Boqortooyada xilligii uu talada hayay Boqor Cabdalla Bin C/caziiz.
فندق ريتز في الرياض
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in lacago madax furasha ah ay bixiyeen illaa 11 amiir iyo ganacsato uu kamid ahaa Mutcab Bin Cabdalla wasiirkii hore ee ilaalada qaranka Sacuudiga.

Max’med Bin Salmaan oo ah dhaxal sugaha Sacuudiga ayaa amar ku bixiyay in kala bar hantida Shirkadda dhismaha Bin Laden dowladda lagu wareejiyo arrintaas oo ay diideen qoyska reer Bin Laden.

Sidoo kale Waliil Bin Dalaal oo kamid ah maalqabeennada adduunka ayaa markii ugu horraysay warbaahinta kasoo muuqday tan iyo markii lagu xiray Hotelka Ritz-Carlton wuxuuna sheegay in maalmaha soo socda xurriyadiisa uu heli doono kadib markii uu ogolaaday xal siyaasadeed oo udhigma in uu dhiibo lacago Ballaayiin dollar ah.

Wareysi uu siiyay wakaaladda wararka Reuters ayuu ku sheegay in si wanaagsan loola macaamilay xilligii uu xirnaa wuxuuna diiday in uu ka tanaasulay qaar kamid ah shirkadihiisa waaweyn.

Bin Dalaal ayaa beeniyay in uu ku lug lahaa musuq maasuq ay Boqortooyadu ku eedeysay isaga iyo wasiirrada lala xiray, Bin salmaan ayaa bishii November 2017 wuxuu dhisay hay’adda ladagaallanka Musuq maasuqa oo awood loosiiyay lawareegidda hantida dadka caanka ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahino Laga Helayo Qaraxyo Ka Dhacay Isgoyska Fagax.
Next: Miino Baarayaal Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Konfurta Somalia.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada