Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Maamulka Axmed Madoobe Oo Boob Iyo Barakicin Ku Hayo Shacabka Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Maamulka Axmed Madoobe Oo Boob Iyo Barakicin Ku Hayo Shacabka Kismaayo.

January 30, 2018

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose oo ay duulaan ku jooga ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo kuwa Saliibiyadda Kenya waxaa mudooyinkii u dambeeyay ka jiray dhibaatooyin xoogan oo maamulka gaala raaca Axmed Madoobe ay u geysanayeen shacabka magaaladaasi.

Maleeshiyaatka Murtad Axmed Madoobe ayaa dhul boobid iyo barakicin xoogan kula dhaqaaqay dad shacab ah oo qeyb ka ahaa bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo,waxeyna taasi sababtay in Hooy la aan ay soo wajahday shacab fara badan oo Haween,Caruur iyo Waayeelo ay ku jiraan.

Dadka iska leh Guryaha iyo dhulalka uu boobay maamulka Murtad Axmed Madoobe waxey xiligaan ku dayacan yihiin gudaha iyo duleedka magaalada Kismaayo kuwaasi oo goobo fagaara ah maalintii ay qoraxdo ku dhacda habeenkiina Qobowga jira uu ku dhaca.

Mid ka mid ah Hooyooyinka Hooygooda uu boobay maamulka Murtad Axmed Madoobe ayaa warbaahinta u sheegay in qaab Beeleed guryahooda loo boobay iyagoo ah dad Masaakiin ah oo ku dhaqan magaalada Kismaayo,iyadoona maamulka Murtad Axmed Madoobe Shirkado iyo Shakhsiyaat Lacago wato uu kasii iibsanayo dhulkaasi dadka shacabka ah uu ka boobay kana barakiciyay.

Halkan Ka Dhageyso Xaalka Boobka Magaalada Kismaayo.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Subagle Oo Qiray Iney Ku Fashilmeen Ka Adkaanshaha Shabaabul Mujaahidiin.
Next: Qarax Gaari Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Gobalka Bari.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 18, 2026
Warbaahin Laga Leeyahay Uganda Oo Shaacisay In Ciidanka AUSSOM La Kulman Khasaare Baaxad Leh.
  • Allposts
  • Warar

Warbaahin Laga Leeyahay Uganda Oo Shaacisay In Ciidanka AUSSOM La Kulman Khasaare Baaxad Leh.

August 18, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-03-1448-Hijri.

August 18, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada