Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowlada Mareykanka Oo Liiska Argagaxisada Ku Dartay Mas’uuliyiin Dhaalibaan Ka Tirsan.
  • Allposts
  • Warar

Dowlada Mareykanka Oo Liiska Argagaxisada Ku Dartay Mas’uuliyiin Dhaalibaan Ka Tirsan.

February 1, 2018

Dowladda Saliibiyada ah ee Mareykanka ayaa liiska waxa loogu yeero argigixisada ku dartay hogaamiyeyaal dhowr ah oo ka tirsan Imaarada Islaamiga Afghanistan ka dib warbixino kala duwan oo ay soo saareen wazaaradda arimaha dibadda iyo waaxda Maaliyadda ee dowladdaSaliibiyadda Mareykanka.

Warbixinadaan ayaa lagu sheegay in talaabadan ay qeyb ka tahay dadaalada lagu dabagalayo shaqsiyaatka uu Mareykanku u maleynayo in ay halis ku yihiin amnigiisa iyo danahiisa gaarka ah ee wadamada Muslimiinta.

Dowlada Mareykanka ayaa ugu yaraan Mas’uuliyiin oo ka tirsan Imaarada Islaamiga Afghanistan ku dartay waxey ugu yeerta Liiska Argagaxisada kuwaas oo kala ah

1-Cabdi Samad Sani.

2-Cabdul Qaadir Basiir.

3- Xaafid Muxamed.

4- Mowlawi Inayatullaah.

5-Gul Khan Xamiidi.

6-Faqir Muxamed.

Dowladda Mareykanka waxay sheegtay in hogaamiyeyaashan ay isugu jiraan Saraakiil ku lug leh weerarada lagu beegsado ciidamada Isbaheysiga NATO iyo dadka Ajaanibta ah ee ku sugan magaalada Kabul iyo Saraakiil kale oo qaabilsan dhanka Maaliyadda Imaarada Islaamiga Afghanistan.

Qoraalka kasoo baxay Mareykanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in  saraakiishaan Dhaalibaan qaarkood ay xiriir la leeyihiin waxa ay ugu yeertay argagaxisada Caalamiga ah.

Tilaabadan Mareykanka uu Liiska Argagaxisada ugu daran Hogaamiyaasha aan kor kusoo xusnay magacyadooda ayaa kusoo aadeysa xilli guud ahaan Mareykanka uu ku fashilmay duulaankii dhowr iyo Labaatan Sano ka hor uu ku qaaday dalka Afghanistan,iyadoona dhiig bax xoogan uu ku socda saraakiisha iyo askarta Saliibiyiinta Mareykanka ee duulaanka ku jooga dalkaasi.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Waziir Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo La Dhaawacay.
Next: Ganacsato Soomaali Ah Oo Markale Lagu Dilay Konfur Africa.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-03-1448-Hijri

August 18, 2026
Ku Dhawaad 20 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho.

August 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-03-1448 Hijri.

August 18, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada